Nairobi (Raxanreeb ) Dib waxaa loo furay , goobaha ganacsiga xaafada Islii ee magaalada Nairobi ka dib markii ay ku xirmeen rabashadihii maalmahii la soo dhaafay ka jiray dalkaas Arintan waxa ay ka danbeysay ka dib markii mucaaradka Kenya ee uu hoggaaminayo Raila- Odinga uu sheegay in ay hakiyeen dibadbaxyadii ay kaga soo horjeedeen maamulka...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Maalinta Miinada : Sanadkii 2022-ka 1,200 oo qof oo waxyeelaysay miinada
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Talaada ah meelo badan oo Aduunka waxaa loogu dabaal- degayaa maalinta Qaramada Midoobay u aqoonsatay maalinta miinada oo maanta ku beegsan. Bayaan kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Soomaaliya sanadkii tagay 2022-kii ay wayxeello gaarsiisay Miino in ka badan 1,200 (Kun & laba Boqol ) oo qof oo...
Maxaa isku xiraya qaraxa lala eegtay ATMIS & howlgalka ka socda caasimadda
Muqdisho (Raxanreeb ) Waddooyin ka mid ah magaalada Muqdisho waxaa caawa soo buux dhaafiyay ciidamo aad u fara badan oo ka mid ah kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciidankan ayaa waday howlgalo qof ka qof ah oo ciidanka ay u baarayeen dadka caadiga ee lugaynaya waddooyinka muhiimka ah ee caasimadda. Meelaha ugu badan ee caawa howlgalkan...
Cabasho & banaanbax ka dhan ah NISA oo lagu qabanayo Muqdisho + xogo dheeraad ah
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa ka socda sida xogaha ay sheegayaan qaban qaabada banaanbax lagu doonayo in lagaga hadlo xarigga qaar ka mid ah saraakiil hore oo la soo shaqeeyay Madaxwaynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Waxaa lagu wadaa in dibadbaxan ay ka soo qayb galaan qaybaha bulshada iyo qaar ka mid ah ehlada saraakiisha...
Qarax ka dhacay waddada KM4 ee Muqdisho & cida lala eegtay
Muqdisho ( Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay wadada mashquulka badan ee KM4 ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ilaa iyo hadda aan la soo calamadeyn waxyeelo uu gaystay oo xaga rayidka ah ayaa lala eegtay ciidamo ka tirsan ATMIS. Goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa gaaray ciidamo ka tirsan...
Raila Odinga oo yiri ‘’ Waa joojiyay dibadbaxyada ‘’
Nairobi (Raxanreeb ) Hoggaamiyaha Mucaaradka Kenya Raila Odinga oo ku dhaawaqay inuu hakiyay dibadbaxyada looga soo horjeedo dowladda Madaxwayne Ruto. Maalmihii la soo dhaafay magaalooyin ka mid ah dalka Kenya waxa ka soconayay , dibadbaxyo sababay in waddooyinka qaar Dowlada ay dhigto ciidamo fara badan si looga hortago rabashadaha mucaaradka Madaxwaynaha Kenya Wiliman Ruto ayaa...
Degmo go’doonsan oo Al- Shabaab & Dowladda ku dagaalamay
Baydhabo (Raxanreeb ) Maanta oo Isniin ah waxaa degan xaalada degmada Xudur ee gobolka Bakool halakas oo iska hor imaad ku dhaxmaray ciidanka Dowladda iyo kooxda Al- Shabaaab. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii sida la sheegay Xubno katirsan Al-Shabaab ay weerareen Saldhigga Ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed ee degmada Xudur Saraakiisha...
Amiga Jubbooyinka oo Al- Shabaab haystaan oo amnigooda laga hadlay
Kismaayo (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Jubbaland iyo saraakiisha maamulkaas ayaa ka wada- hadlay dagaalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab iyo sidii loo qaadi lahaa golof ka dhan Al- Shabaab. Shirkan oo mudo saacada ah ka socday magaalada Kismaayo ayaa la isla gartay in ciidanka Jubbaland ay qaadaan howlgal u jeedkiisu uu yahay sidii Al- Shabaab...
Amniga caasimadda oo laga hadlayay & dilal ka dhacay Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb ) Shir looga hadlayay amniga caasimadda ayaa lagu qabtay xarunta maamulka gobolka Banaadir. Shirkan waxaa ka qayb galay inta badan , Gudoomiyaasha maamulada degmooyinka iyo qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka Dowladda Soomaaliya ee ku sugan caasimadda. Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa dhowr jeer guddoomiyay shirar looga hadlayay amniga caasimadda,...
BIIXI ‘’Waa war wanaagsan in ay bilowdaan wada- hadalka Soomaaliya & Somaliland ‘’
Hargaysa (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Somaliland ayaa sheegay in talaabo wanaagsan ay – tahay magacaabista Ergayga gaarka ah ee wada- hadalada Somaaliya iyo Somaliland. Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in loo baahan – yahay sii socoshada wada- hadalada labada dhinac si loo sii dhaqaajiyo shirarkii sii socday. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in Cabdikariin...









