Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Post

Gedo : Dad ku dhintay qarax lala eegtay guddoomiye ku xigeenka Buurdhuubo

Buurdhuubo (Raxanreeb ) Wararka  naga soo gaaray degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax miino oo waxyeelo gaystay. Qaraxan waxaa lala eegtay Guddoomiye ku xigeenka degmada Buurdhuubo Nuux Xuseen Da’uud , oo gaarigiisa qaraxa loogu xiray , hase ahaatee uu ka badbaaday. RBC warar uu ka helayo degmada Buurdhuubo...

Sharuud ayaa ku xiran dadaalada Itoobiya ee Nabadda Laascanood
Post

Sharuud ayaa ku xiran dadaalada Itoobiya ee Nabadda Laascanood

Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood eee gobolka Sool waxaa wali ka taagan xiisada dadka deegaanka ay ku diidan yihiin maamulka Muuse Biixi Cabdi. Waxaa soconaya xilligan dadaalo Dowladda Itoobiya ay ku doonayso in ay ku dhax dhaxaadiso Isimadda gobolada Sool , Sanaag iyo cayn si loo gaaro heshiis nabadood oo dhaqan gal ah. Garaad Mukhtaar...

Q.M ‘’350,000 ayaa ku dhintay rabshadaha ka socda Nigeria”
Post

Q.M ‘’350,000 ayaa ku dhintay rabshadaha ka socda Nigeria”

Nigeria (Raxanreeb ) Gobolka Borno ee dalka Nigeria waxaa lagu soo waramayaa in lagu tilay dad kor u dhaafaya 25 sida ay sheegeen warbaahinta dalkaas. Waxaa la sheegay in weerarkan ay ka danbeeyay kooxda Boko Haram ee ka dagaalama wadanka Nigeria oo sanado badan ka soo horjeeday maamulka jira. Weerarka ayaa ka dhacay magaalada Kalluumeysiga...

Maxaa ku cusub toogashadii ka dhacay magaalada Hamburg ee Jarmalka ?
Post

Maxaa ku cusub toogashadii ka dhacay magaalada Hamburg ee Jarmalka ?

Hamburg (Raxanreeb ) In ka badan 10- qof ayaa   ku geeriyootay toogasho ka dhacay Kaniisad ku taala magaalada Hamburg ee dalka Jarmalka. Saraakiisha Booliska ayaa sheegay  inay wadaan baaritaan la xiriira falkan iyo sida uu u dhacay isla markaana ciidamo fara badan ay geeyeen – halka  toogashadan ay ka dhacday. Ilaa iyo hada lama xaqiijin...

Post

Warsaxaafadeed : Jigjiga oo jawaab kulul siisay Hargaysa.

Jigjiga ( Raxanreeb ) Shir ay maanta oo ay taariikhdu tahay 9 March 2023 yeesheen Golaha Wasiiradda ee Maamulka Soomaaliland ayaa lagu sheegay inay jiraan ciidamo ka tirsan Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) oo qayb ka ah colaada ka socota magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool. Waxaan u sheegaynaa xukuumadda Soomaaliland in aysan jirin ciidan ka tirsan...

Post

Dadka SIMCARD-ka ka haysta haysta shirkadaha oo dib isku- diiwaan galinaya.

Muqdisho (Raxanreeb ) Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa Shirkadaha Isgaarsiinta u gudbisay liiska go’aannada Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda & La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada (NAMLC) ee soo baxay 14-kii Febraayo 2023, kuwaas oo qaar ka mid ah ay khuseeyeen Shirkadaha Isgaarsiina dalka, lagana doonayo in ay si degdeg ah u fuliyaan. Hay’addu waxay Shirkadaha Isgaarsiinta ku wargelisay...

‘’Haan gunbay ka Tolanta ‘’ | Ciidan anshax xun oo jooga saldhigyada Muqdisho
Post

‘’Haan gunbay ka Tolanta ‘’ | Ciidan anshax xun oo jooga saldhigyada Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladnimada kama sixi karno xafiisyada sare ee wa  in aan ka bilowno dib u tayeynta saldhigyada degmooyinka (Oobiyada) ,maamullada degmooyinka ,laan ,waax ilaa tabbeelle. Maxkamadaha degmooyinka oo shacabka ugu adeega garsoor ku qottoma caddaalad  IWM. Waxaan tagay saldhig boolis . Waxaan la yaabay sarkaalka Oobiga qorayay iyo askari kale oo aan lebisneyn...

Post

MUQDISHO : Gaari lagu qarxiyay magaalada Muqdisho & khasaaraha jira

Muqdisho (Raxanreeb ) Warara kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax maanta oo Khamiis ah ka dhacay degmada Xamarwayne ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay xaafado ka tirsan Muqdisho ayaa si gaar ah uga dhacay agagaarka isgoyska Via Roma ee degmada Xamarweyne. Saraakiisha Dowladda ayaa sheegay in gaariga la qarxiyay uu ahaa mid...