Muqdisho (Raxanreeb ) Khilaaf ayaa ka dhashay war ka soo baxay Guddiga doorashooyinka KMG oo sheegay in magaalada Muqdisho lagu qabanayo doorashadaqabashada Kursiga tirsigiisu yahay HOP#086. Guddiga ayaa sheegay in doorashada kursiga lagu qaban doono magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, halkii ay ka dhici laheyd magaalada Baladweyne oo horey loogu doortay. Sida lagu xusay Jawal ...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Beledwayne : Dilal ka sii socda Beledwayne & fashil amni oo ka jira
Beledwayne (Raxanreeb ) Koox hubeeysan ayaa Xaafada Xaawo Taako gaar ahaan laanta Nuurxawaad ee Magaalada Baladweyne waxaa ay ku dileen Macalin dugsi quraan. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Macalin Mowliid Cali Cilmi Fareey waxaana uu ka mid ahaa Culuma-udiinka Magaalada Baladweyne. Goobta dilka uu dhacay waxaa soo gaaray ciidamo ka tirsan maamulka...
Xukuumadda Ra’iisulwasaare Xamse oo Wasiir isaga tagay + sababta
Muqdisho (Raxanreeb ) Sida uu ku shaaciyay warqad ka soo baxday xafiiskiisa ayaa wasiiru dowlihii wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Maxamed Cali Cumar Caananuug inuu isaga tagay xukuumadda Soomaaliya. Talaabada is casilaadiisa ayuu sheegay xildhibaan Cananuug kaddib markii uu u dulqaadan sida uu yiri ku takrifal awoodeed ay wado wasiirka wasaaradda. Wuxuu si gaar ah eedeynta...
Qarax lagu weeraray askar ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho (Raxanreeb ) Askar ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weerar qaraxyo ah lagu qaaday , kuwaas oo ku sugnaa degmada Dharkanlay ee Muqdisho. Koox hubaysan ayaa la sheegay in ciidankan oo ku sugnaa xaafadda Gaaba- Guday ee dharkanlay dhawr bambooyin lagu tuuray isla markaana ay xigeen qaraxyo waxyeelo – gaystay. Inta la xaqiijiyay qaraxan...
Xiriirka kubadda cagta oo doorasho ‘’is barbaryaaca’’ ah ku qabtay Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) Dood badan aaya ka dhalatay maanta doorashooyin is bar bar yaaca ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho kuwaas oo lagu kala doortay cida noqonaysa Guddoomiyaha xiriirka kubada Cagta Soomaaliyeed. Hotelo ku yaala magaalada Muqdisho ayaa waxaa mid kasta xaadiray xubno la sheegay in ay ka qayb galeen doorashooyinka is bar bar yaacaya...
Golaha Aqalka Sare oo meelmariyay Sharciga Hay’adda NISA
Muqdisho (Raxanreeb ) Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa meelmariyay Sharciga Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaran ee NISA. Kulan maanta oo Arbaca ah ay ku yeesheen magaaalada Muqdisho xubnaha aqalka sare ayay cod gacan taag ah ku meelmariyeen sharcigan oo ka soo gudbay Golaha shacabka. Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga gudaha, Maxamed Cali Xagaa oo...
BFS oo maanta ‘’cabsi amni’’u baajiyay kulankii Golaha shacabka
Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Arbaca ah waxaa dib loo dhigay kulan lagu waday in mudanayaasha Golaha shacabka ay ku yeeshaan magaalada Muqdisho , sida lagu wargaliyay xildhibaanada. Warar warbaahinta ay heshay ayaa sheegay in kulanka loo baajiyay sabab la xiriirta amniga caasimadda oo ay ka taagan tahay xaalad hubinti la’aan ah taas oo keentay....
Q.M ‘’ 80,000 oo qof ayaa ka barakacay dagaalka Laascanood ‘’
Adis Abab (Raxanreeb ) Qaramada Midoobay oo sheegtay in 80 –kun oo qof ay ka barakaceen dagaalada iyo duqeymaha ka sii soconaya magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Hay’adda UNHR u qaabilsan qaxootiga ayaa sheegtay in Deegaanka Doole ee dalka Itoobiya xaalad adag ay ku haysato dad badan oo ka soo cararay dagaalka Laascanood kuwaas oo...
FAAHFAAHIN : siduu u dhacay weerar qaraxyo ku bilowday oo ka dhacay Muqdisho ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Koox ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar qarax ku bilowdey ku gashay guri uu leeyahay Jeneraal Ciidan oo ku yaalla degmada Cabdicasiis ee Muqdisho. Guriga weerarka maanta lagu qaadat waxaa daganaa kudhowaad 10 ruux oo kamid ah ciidanka macwiiisley kuwaas oo ku soo dhaawacmay dagaalka gobolka Hiiraan ka socda. Ilaa hadda ma cadda...
Weerar ku billowday Qaraxyo oo lagu qaaday guri ku yaalla Degmada Cabdicasiis
Muqdisho (Raxanreeb ) Weerar ku billowday Qaraxyo ayaa Kooxo hubeysan waxay ku qaadeen guri ku yaalla Degmada Cabdicasiis ee Magaalada Muqdisho. Guriga la weeraray ayaa sida la sheegay waxaa ku sugan in ka badan 10 ka mid ah dadka degaanka ee loo yaqaan Macawisley kuwaasi oo ku soo dhaawacmay dagaaladii dhawaan kooxa Al Shabaab lagula...


