Roma (Raxanreeb ) Dagaalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab xoogiisa ugu wayn waxaa ka qaaday kooxaha Macsiilayda kuwaas oo dagaal kula jira kooxda. Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in howlgaladan ka socda gobolada dalka ay bilaabeen kooxaha Macwiislay oo uu xusay in wax badan ay ka qabteen howlgalka. Madaxwayne Xasan Sheekh...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
”DILAL” ka dhacay magaalada Muqdisho & howgal ka socda caasimadda
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa dilal loogu gaystay sheikh caan ka ah magaaalda Muqdisho iyo mid ka mid ah dhallinyarada magaalada Muqdisho. Sheekh Mukhtaar Sheekh Cabdi oo ka mid ah Culumada magaalada Muqdisho ayaa sheegay koox hubaysan waxa ay ku toogteen Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Waxa sidoo kale isla magaalada lagu dilay ,...
Doon u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed oo ku “gubatay” xeebta degmada Hobyo.
Hobyo ( Raxanreeb ) Doon u rarnayd Ganacsato Galmudug ah kuna soo jeedey Degmada Hobyo ayaa gabi-ahaanba dab qabsaday oo gubatay. Doonidaan ayaa ka soo shiraacatay magaalada Dubai ee dalka isu- taga imaaraadka carabta kuna socotay magaala Xeebeedka Hobyo. Sidoo kale doonidan ayaa u rarnayd ganacsato kale oo ka soo jeeda deegaanada kale ee dalka...
AFRICOM ‘’12 -ka mid ah Al- Shabaab ayaa ku dilnay duqeyn xooggaan ‘’
Hobyo (Raxanreeb ) Ciidamada Mareykanka ayaa lagu soo waramayaa in 12 Al-shabaab ah ay ku dilaeen weerar ka dhacay duleedka degmada Hobyo ee gobolka Mudug. War ka soo baxay Taliska ciidanka AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeynta fulinteeda ay ka danbeysay ka dib codsi uga yimid , Dowladda Federaalka Soomaaliya. ‘’Weerarka waxa uu ahaa mid...
Ma ogtahay tirada Soomaalida ee ku dhintay dhulgariirkii Turky-ga?
Istanbul (Raxanreeb ) Dalalka Turkgia iyo Siiriya waxa ka socda wali dadaalada lagu doonayo in lagu soo badbaadiyo dadka ku jira dhimayaasha hoostooda ka dib dhul-gariirkii ku duftay dalalkaas. Waxaa sii kordhaya dadka ku dhintay dhulgariirka sida ay shaaciyeen kooxaha gurmadka ee ku howlan badbaadinta dadka ku waxyeeloobay dhulgariirka burburka dhismayaasha. In ka badan 28...
Waa side Xaaladda Laascaanood oo saaka markale dagaal uu ka qarxay ?
Laascanood (Raxanreeb ) Dagaal ka culus kii shantii maalin ee la soo dhaafay socday ayaa maanta ka socda gudaha iyo hareeraha magaalada Laascanod ee gobolka Sool sida ay sheegeen goobjoogayaasha. Dagaalka ayaa ka socda saaka bariga iyo koonfurta magaalada , halkaas oo laga maqlayo jugta hubka culus ee ay is dhaafsanayaan , ciidanka Somaliland iyo...
UPDATE : Qarax lagu xiray Mooto- Bajaaj oo ka dhacay magaalada Muqdisho.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho ka dhacay qarax jugtiisa laga maqlay meelo ka mid ah magaalada Muqdisho. Qaraxan oo laga soo buuxiyay Mooto Bajaaj ayaa ka dhacay waddada Taleex ee magaalada Muqdisho , gaar ahaan Masjidka Ramadaan. Dad ku sugan halka uu qaraxa ka dhacay ayaa sheegay inuu jiro khasaare soo...
Heshiis noocee ah ayay wada-gareen Galmudug & Q.M ?
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta heshiis dhul loogu asteeyay Xafiiska Qaramada Midoobay la saxiixday kusimaha Ergeyga Gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Kiki Gbeho. Munaasabadda Saxiixa heshiiskaan oo ka dhacday Qasriga Madaxtooyada Galmudug ayaa waxaa goob joog ahaa xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Galmudug, Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud...
Laascanood : dagaal ka socda maalintii lixaad & xabad joojin lagu fashilmay
Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa maalintii lixaad ka soconaya dagaalka u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kooxaha kacdoonka Aroortii hore ee maanta oo Sabti ah ayaa gudaha magaalada Laascanood waxaa mar kale laga maqlay daryaanka hubka culus kuwaas oo qaarkood ku dhacayay xaafadaha ay ku hareen dadka rayidka. Dagaalka ayaa maanta weli...
Jabuuti oo ciidan kala baxday Soomaaliya + Sababta
Jalalaqsi (Raxanreeb ) Cuntubyo ka tirsan ciidanka Jabuuti ayaa ka baxay gudaha Soomaaliya gaar ahaan gobolka Hiiraan kuwaas oo dalkooda dib loogu celiyay. War ka soo baxay Howlgalka ATMIS ayaa lagu sheegay in ciidankan laga saaray xero ay ku lahaayeen degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan halkaas oo ay ka wadaan howlgal ka dhan ah kooxda...




