Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Post

DEG -DEG : Hoobiyaal lagu garaacay Muqdisho & Shir caalami ah oo ka furmaya.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Tiro Hoobiyaal ah ayaa ku dhacay xaafado ka tirsan magaalada  Muqdisho iyada oo ay xiranyihiin waddooyinka caasimadda. Hoobiyaashan ayaa lagu garaacay caasimadda iyadoo maanta oo Arbaca ah magaalada ay marti galinayso shirka dalalka safka hore . Ilaa iyo hadda lama sheegin wax khasaaraha maadama inta badan maanta magaalada ay kala xiran...

Wajiga 2aad ee shirka dalalka Safka hore oo ka furmaya Muqdisho.
Post

Wajiga 2aad ee shirka dalalka Safka hore oo ka furmaya Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxda Soomaaliya, Jabuuti, Itoobiya & Kenya ayaa maanta Muqdisho ku yeelanaya shir ku saabsan dagaalanka ka dhan ah Al-Shabaab iyo Masiirka ATMIS. Wadooyinka Muhiimka ee Muqdisho ayaa loo xiray Madaxda Dalalka Safka Hore ee ka qayb galaya kulanka. Wasiir ku xigeenka Warfaafinta ayaa sheegay in dadka shacabka ah looga baahan yahay in...

Post

DFS oo ka hadashay ujeedka shirka Muqdisho & Madaxda Beri ka qayb galaysa

Muqdisho ( Raxanreeb ) Dowladd Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdishu ka furtay Shirka Soomaliya iyo Dalalka Safka hore (Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya) oo soconaya inta u dhaxeysa 31-ka Janaayo iyo 1-da Febraayo. Shirkan ayaa waxaa kasoo qeyb galaya Madaxweynaha dowladda Kenya Mudane William Ruto, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Mudane Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti...

Post

BELEDWAYNE : Odayaal la macaamilay kooxda Al- Shabaab oo lagu xiray.

Beledwaye ( Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo magaalada Beledwayne ayaa sheegaya in halkaas lagu xiray Odayaal dhawaan la macaamilay kooxda Al- Shabaab. Saraaakiil ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa magaalada Beledweyne  ku xiray  odayaashan oo tiradooda lagu sheegay lix ruux. Howlgal gaar ah ayaa la sheegay oo ka dhacay magaalada  Beledwayne ee gobolka Hiiraan...

Post

DFS ‘’Daruufta lagu jiro ayaa keentay in la xiro waddooyinka‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) War ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Talaada ah lagu sheegay in ay ka cudur daaranayso – in la xadido dhaq-dhaaqa magaalada Muqdisho . Waxa lagu sheegay qoraalka in sababaha xirnaanshaha waddooyinka ay tahay daruufo dhanka amniga ah oo ah shir caalami ah oo ka dhacaya magaalada Muqdisho. ‘’...

Post

Dalalka  deriska oo Muqdisho ku kulmaya & waxa ay diirada saarayaan

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Talaada ah waxa magaalada Muqdisho lagu qabanayaa shir ay ka qayb galayaan madaxda dalalka deriska , sida Kenya Jabuuti, Itoobiya. Shirkan oo caasimadda  ka dhacaya waxa uu socon doonaa muddo  laba maalina ah waxaana inta badan ka qayb – galaya Wasiiirrada Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidammada ee dalalka deriska, loona yaqaano...

Magaalada Muqdisho oo maalmo la xirayo !!
Post

Magaalada Muqdisho oo maalmo la xirayo !!

Muqdisho ( Raxanreeb )  Ciidamo  badan ayaa la dhigay saacadihii la soo dhaafay waddooyin muhiim ah oo  ka mid ah caasimadda dalka si loo xaqiijiyo amniga. Arintan waxa ay ka danbeysay shir lagu wada in madax ka socota wadamada gobolka ay ku yeelan doonaan shir looga hadlayay xaaladda gobolka iyo howlgalka ka socda meelo badan...

Post

Mahdi Guled Khadar Dalalka deriska sida Somaliland ‘’ Hadal  Buuq badan dhaliyay ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Buuq badan iyo sawaxan ayaa mar qura is qabsaday Hall-ka xarunt Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ka dib markii Ra’iisulwasaare ku xigeenkii hore ee dalka Mahdi Guled Khadar uu sheegay in Somaliland ay tahay dal Madaxbanaan. Hadalka waxa uu sheegay mar  Barlamaanka Soomaaliya ay dood ka yeelanayeen xeerka Hay’adda nabad sugidda Qaranka...