Wararka kala duwan ayaa ka soo baxaya , weerarkan oo si toos ah ah uga soconaya magaalada Kismaayo .
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Maxaa ka socda – maanta deeganka Masaajid Cali Gaduud ee Sh. Dhexe.
Waa safarkii labaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku tago dalka Jabuuti tan iyo markii xilka loo doortay 15ka May ee sanadkan.
Maxaa ka socda – manta deeganka Masaajid Cali Gaduud ee Sh. Dhexe.
Deegaankan ayaa in muddo ah waxaa maamulayay kooxda Al- Shabaab oo ugu danbeyn shalay dagaal halkaas ka dhacay looga awood roonaaday.
Dhaawacyo xaaladooda aad u culus tahay oo Muqdisho la soo gaarsiiyay.
‘’ Waa in dadka shacabka ah meel ay ugu soo wada-jeestaan la dagaalanka kooxda Al- Shabaab oo dhibaato ku haya umadeena
Xasan Sheekh ” Si gargaarka loo gaarsiiyo dadka u baahan waa in aan ciribtirnaa Al-Shabaab “
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la wadaagay Filippo Grandi xaaladda abaaraha dalka iyo qorshaha dowladda ee wax looga qabanayo
Dagaal Beeleed ka dhacay Mudug & khasaaraha ka dhashay.
Dagaalkan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay nawaaxiga Laanwaaleey ee gobolka mudug ..
GARACAD : Markab ganacsi oo markii ugu horeysay ku soo xirtay Dekadda.
Dekada Garacad ee gobolka Mudug waxaa hore ugu soo xirteen maraakiib qalab dhisme u siday haddana markabkan waa kii u horreeyay ee badeecad ganacsi wada.
MD Xasan Sheekh oo oggolaatay heshiiskii wax-soosaarka shidaalka ee shirkadda Coastline
Soomaaliya ayaa sheegtay inay oggolaatay heshiisyadii wadaagga wax-soosaarka shidaalka ee u dhexeeyey dowladda Soomaaliya iyo shirkadda Coastline Exploration, ka dib markii dib loo saxay qodobadii ay dawladda Soomaaliya tabashada ka muuji
Al – Shabaab oo looga adkaaday deegaano kaabiga ku haya magaalada Jowhar.
Howlgal gaar ah oo ciidanka Dowladda ay qaadeen ayay kula wareegeen degaanada Towfiiq ,Bacaadleey, Xaanooley
Madaxa UNHCR Grandi oo Muqdisho u yimid maanta qiimeynta abaaraha dalka .
Wafdigan waxaa hoggaaminayey madaxa hey’adda qaxootiga adduunka (UNHCR) Filippo Grandi , kaas oo Garoonka


