Author: MR Guled (Hanad Guled)

Post

Dil ardayad kaalmaha wanaagsan ka  galay oo qof loo soo qabtay

Raxanreeb(MUQDISHO) Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa  ku waramay  in gacanta ay ku soo dhigeen qof ay sheegeen inuu ka danbeeyay dilka gabar ka mid ahayd kuwa  kaalmaha  hore ka galay imtaxaankii Dowlada ay qaatay. Howlgal ay fuliyeen  ciidanka  Booliska ayaa lagu soo qabtay , eedeysanaha dilka gaystay m kaas oo muuqaal laga duubay ku sheegay in...

Inta uu la eg yahay khasaaraha ka dhashay weerar  ka dhacay  Bakool?
Post

Inta uu la eg yahay khasaaraha ka dhashay weerar  ka dhacay  Bakool?

Xudur (Raxanreeb)  Weerar ay ku geeriyoodeen askar ka tirsan  Liyuu Boolis ayaa ka dhacay degaanka Washaaqo ee ku yaala xuduuda dalka  ee Gobolka Bakool. Dadka degaanka ayaa sheegay in weerarkan uu ahaa mid  loo adeegsaday , bambooyin iyo miinooyinka dhulka lagu aaso , taas oo keentay  dhimashada  2 askari oo ka mid ah Liyuu Boolis....

Maamul Goboleedyada iyo Farmaajo oo hor boodaya  hamblayada loo dirayo Ruto
Post

Maamul Goboleedyada iyo Farmaajo oo hor boodaya  hamblayada loo dirayo Ruto

Nairobi (Raxanreeb) Dalka Kenya waxa Madaxwaynaha 5aad   loo doortay William Ruto oo bedeli doona Madaxwayne  Uhuru Kenyatta oo  xukunka hayay laba xili oo is xig xigay. Waxyar uun ka dib markii lagu dhawaaqay ,  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  oo madaxwaynihii hore   iyo qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada ayaa  u diray madaxwaynaha la doortay Hambalyo....