Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Mudane Jaamac Xasan Khaliif oo ay wehliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Mudan Axmed Cismaan Diiriye, Wasiir ku-xigeenka Mudane Xuseen Axmed Culusoow ayaa Shir la qaatay Wasiirada Isgaarsiinta ee Dowlad Goboleedyada Dalka, waxaana looga hadlay xoojinta Wadashadqeynta labada dhinac.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Maamulka Gobolka Banaadir oo soo rogay Ganaax ku saabsan Xoolaha Magaalada lagu soo fasaxay
Muqdisho (Raxanreeb) Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray awaamiir cusub oo gudaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho ka mamnuucaya waxkasta oo xad-gudub ku ah nadaafada, bilicda iyo xoolaha baadida ee iska dhex socda caasimadda. Go’aamada kasoo baxay maamulka gobolka Banaadir ayaa sidoo kale waxa lagu sheegay in la ganaaxi doono hadda kadib guri kasta oo...
Al-Shabaab oo u hanjabtay Madaxweyne William Ruto
Ururka Al-Shabaab ayaa ku hanjabay inay sii wadi doonaan weerarrada ay ka gaysanayaan gudaha Kenya haddii madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto uu go’aansado inuu ciidamadiisa kusii hayo gudaha Soomaaliya.
Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray kiiska Kamac Ducaale Gabadh ka timid Norway ee lagu dilay Muqdisho
Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay inay baarayaan geerida gabar dhallinyaro oo Soomaali ah sidoo kale haysatay dhalashada dalka Norway, taasi oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Dagaal Beeleed ka qarxay Galgaduud
Dagaal udhaxeeyo labo maleeshiyo beeleed ayaa ka socdo Deegaan lagu magacaabo Barkada ina jiirow.
Guddoomiyaha BFS oo la kulmay maanta Guddiyada fulinta
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, Aadan Maxamed Nuur Madobe iyo labadiisa ku-xigeen ayaa maanta kulankii ugu horreeyay la qaatay Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka.
Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerar cirka ah oo ka dhacay Tigray
Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan carruurta ee UNICEF ayaa Sabtidii cambaaraysay weerar cirka ah oo " lala beegsaday xannaano" ku taalla gobolka Tigray ee Itoobiya, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan afar qof oo ay ku jiraan laba carruur ah.
Duqeymo dhanka cirka ah oo ay dad ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Tigray
Dhakhaatiirta gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in duqeymo diyaaradeed ay ku dhinteen afar qof.
Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya Fiqi oo lakulmay madax katirsan IOM
Axmed Macallim Fiqi ayaa kulan la qaatay wafdi uu hoggaaminayay madaxa shaqada ee Hay’adda IOM Soomaaliya Mr. Frantz Celestin.
Gaari ay saarnaayeen dad Shacab ah oo miino kula qaraxday duleedka magaalada Kismaayo
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax gelinkii dambe ee Jimcihii ka dhacay deegaanka Yaaqxaluul oo hoostaga magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland.









