Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay in dagaal yahaano aad u badan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, looga dilay howl-gal qorsheysan oo afartii maalmood ee ugu dambeeyay ka socday gobolka Jubbada Hoose, Soomaaliya.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay Shakhsiyaad Nabadoon ku dilay Muqdisho
Ciidamada amniga ayaa gacanta ku dhigay rag ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo dilay mid ka mid ah, nabadoonnada Muqdisho, Cabdi Xasan Muxidiin oo caan ka ahaa degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.
Puntland oo gacanta ku dhigtay shabakad Shabaab iyo agabkooda
Ciidamada amniga ee Puntland ayaa xalay gacanta ku dhigay shabakad isku xiran oo qalab u waday kooxda Al-Shabaab ee ku sugan buuraha Galgala ee maamulkaasi.
Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Qatar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dalka Qatar ee Soomaaliya, Cabdullah Salem Al Nuaimi.
Xoghayahii joogtada ee xafiiska Ra’isulwasaaraha oo is casilay
Xoghayihii joogtada ahaa ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamad Abuukar Zubeyr, ayaa shalay xilkii iska casilay, isagoo qoraal dheer oo iscasilaad ah, u diray Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Xamza Cabdi Barre.
Xasan Sheekh oo saxiixag Hindise Sharciyeed muhiim ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta oo Axad ah, saxiixay sharci cusub oo ku saabsan dadka qaxootiga.
Macallin Mahdi oo sheegay in baaris lagu wado ciidamo rasaas ku furay dad dibadbaxayay
Taliyaha qaybta Booliiska Gobolka Banaadir Macallin Mahdi, ayaa sheegay in ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ay xireen ciidamo loo haysto in ay rasaas ku fureen dibadbaxayaal shalay Axaddii, suuqa Siinaay ee magaalada Muqdisho.
Israa’iil oo aqbashay heshiis cusub oo xabbad-joojineed iyo Xamaas oo war laga sugayo
Sarkaal sare oo ka tirsan xukuumadda Maraykanka ayaa sheegay in Israa'iil ay aqbashay habka loo dhigay heshiis xabbad-joojineed oo ku saabsan dagaalka Qaza, oo ay ku jiraan in la sii daayo maxaabiista laga haysto Israa'iil.
Garaad Jaamac “Muuse Biixi maamulkiisa waa in lagula xisaabtamaa dhimashada 800 ee ruux”
Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamid ah Garaaddada Maamulka Kumeel-gaarka ah ee SSC-Khaatumo ayaa sheegay in la dacwaynayo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, sababtuna uu ku sheegay in ay la xiriirta dhibaatooyinkii ka dhacay Gobolka Sool.
Duqeyn ka dhacday Galgaduud oo lagu laayay saraakiil ka tirsan Al-Shabaab
Warar dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, oo kaashanayaa saaxibada caalamiga ah ee ka sameeyeen duleedka degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud Soomaaliya.









