Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)

Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay 16 shirkado iyo shaqsiyaad lala xiriiriyey Al-Shabaab
Post

Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay 16 shirkado iyo shaqsiyaad lala xiriiriyey Al-Shabaab

Wasaaradda lacagta ee Maraykanka, xafiiskeeda Maamulka Hantida Dibedda ayaa ku dhowaaqay in cunaqabatayn lagu soo rogay 16 shirkadood iyo ashkhaas ka hawlgala shabakado ganacsi oo ku fidsan Geeska Africa, dalka Isutaga Imaaraat-ka Carabta iyo jasiiradda Qubrus, kuwaasi oo dawladda Marayanku ku eedaynayso inay lacago u ururiyeen, una kala gudbiyaan ururka Al-Shabaab oo ah koox xiriir la leh Al-Qaaciida.

Itoobiya oo eedeyn culus ujeedisay Soomaaliya
Post

Itoobiya oo eedeyn culus ujeedisay Soomaaliya

Dowladda Ethiopia ayaa eedeyn culus u jeedisay dowladda Federaalka Soomaaliya, xilli ay ka dhex aloosan tahay xiisadda badda oo ayadu hoos u dhigtay xiriirka diblumaasiyadeed ee labada dal, kadib heshiiskii maamulka Somaliland, iyo Itoobiya ku galeen Addis Ababa.

Laftagareen oo qaalibay Saraakiil ka socotay Uk
Post

Laftagareen oo qaalibay Saraakiil ka socotay Uk

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Dowladda Ingiriiska uqaabilsan Koonfur Galbeed Captain Alex iyo Saraakiil Ciidan oo ay Wehlinayeen.

Sidee ayuu u dhacay xukunka ninkii gubay Xaaskiisa
Post

Sidee ayuu u dhacay xukunka ninkii gubay Xaaskiisa

Maxkamadda Gobolka Banaadir, ayaa goordhoweyd soo dhammeeysay kiiska ka dhanka ah, Sayid Cali Macallin Daa’uud, oo ku eedeysnaa inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis, oo uur u lahayd, dilaaga waxayna ku xukuntay dil toogasho ah, inkastoo maxkamaddu, racfaan u furtay.