Muqdisho ( Raxanreeb ) Hadal duur xul ah oo dhaliyay hadal badan ayaa Taliye ku xigeenkii hore ee Hay’adda Nabad sugidda Qaranka Abdalla Abdalla maanta uu ku qoray bartiisa Facebook. Taliye ku xigeenkii hore oo u muuqda inuu ka goys adeegayo in siyaasiin gaar ah ay isku soo koobeen xilalka ayaa sheegay in dalka looga...
Dhiig Daadin Dowlad laguma Noqonayo!
Muqdisho (Raxanreeb ) Xaaladda ka jirta gobolka Sool waxay u muuqataa in ay faraha ka sii baxayso, loona baahan yahay in dagaalka si dheqso ah lagu joojiyo iyo dhiigga macnodarada ku daadanaya. Dadka dhimanaya shacab iyo askarba waxaa loo baahan yahay in la kala bedbaadiyo, sababta oo ah shacabka deegaanku waxay ka gadoodeen ma aha...
Danjire Caalim” MD Xasan Sheekh ,isagaa Villa- Somalia isaga saari doono”
Helsinki(Raxanreeb)Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bilowgiisa marka uu xafiiska la wareegay ku fashilmay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ay hormuudka ka yihiin dadka shacabka si ay isaga dulqaadaan culayska argagaxisada taas oo loo arkayay fursad wanaagsan oo la helay. Tan ayaa sabab u ah markii si indho la’ aan ah xilalka...
WARBIXIN : Muhiimadda Degmooyinka Xarardheere, Ceeldheer ,Galcad & ay u leeyihiin DFS.
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 15 sanno ka dib gacanta kooxda Al- Shabaab ka saartay degmooyin iyo deegaano dhaca gobolada Mudug , galgaduud kuwaas oo ah magaalooyinka istaraateji ah marka la barbardhigo deeganadii kale ee hore Dowladda uga saartay Al- Shabaab. Degmooyinka Xarardheere, Galgacad , Ceeldheer ayaa ka mid ah meelaha muhiimka ah...
DIGNIIN uu bixinayo Abdiraxmaan Abdishakur “Aqlabiyada Aamusan”
Muqdisho ( Raxanreeb ) Soomaaliya ma aha dal siyaasaddiisu qaan-gaartay oo hannaankiisa xukun dhidibadu u taagmeen oo leh awoodo is dheelitiraya iyo hannaan khilaafka siyaasiga ah iyo kan dastuuriga lagu xalliyo. Mana aha dal ay awooddu kali-talis ama qoys gacanta ugu jirto. Waa dal colaad sokeeye iyo xukun la isku dilay ka soo kabanaya, siyaasad...
XOG : Halkee kala marayaan laftagareen & ciidanka qoorta ugu jira ?
Baydhabo ( Raxanreeb ) Ciidanka amniga koonfur – galbeed ayaa magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ka wada howlgal ay wax kaga qabanayaan xaaladda magaalada. Dhawr jiho oo ah magaalada Baydhabo waxaa ka soconaya dadaalo maamulka uu ku doonayo inuu wax kaga qabto ciidan la sheegay in ay ka soo baxeen furumaha kuwaas oo diidan muddo...
WARBIXIN : Muddo xileedka Laftagreen oo maanta ku eg & Hanjabaadaha siyaasiinta KGS.
Baydhabo ( Raxanreeb ) Maanta oo Taariiqdu ay tahay 19- ka December waxaa ku eg muddo xileedka dastuuriga ah ee xil haynta Madaxwayne Cabdicasiis Laftagareen , inkastoo maamulka hadda jira uu ku doodayo in la is waafajiyay xil- haynta Barlamaanka maamulkaas iyo tan madaxwaynaha. Magaalada Baydhabo maanta waxaa lagu soo waramayaa in ay ka jirto...
Dowladda feejignaan miyay muujisay intii lagu jiray daawashada Finalka Koobka Aduunka ?
Muqdisho ( Raxanreeb ) Meelo badan oo – magaalada Muqdisho caawa waxaa ka socday daawashada cayaaraha koobka Aduunka ee ka socday magaalada Doha ee dalka Qatar. Goobaha muhiimka ah ee caasimadda ayaa caawa ahaa mashquul , halkaas oo ay isugu yimaadeem dhallinyaro badan kuwaas oo si xamaasadaysan u daawanayay cayaaraha. Dhallinyarada meelaha ay isugu yimaadeen...
Final Records : Kadib guusha, Messi ma la dhihi karaa waa ninkii ugu fiicnaa abid GOAT ?
Doha ( Raxanreeb ) Koobka sanadkan waxaa ka dhashay 172 gool. Waa koobkii ugu goolasha badnaa. 1998 iyo 2014 ayaa waxaa la dhaliyay 171 gool….. .. Mbappe waa ninkii labaad ee finalka ka dhaliya 3 gool. Geof Hurst oo Ingiriis ah 1966 dhaliyay. .. Mbappe oo sidoo kale gool ka dhaliyay finalkii 2018 ayaa noqonaya...
9 is burin oo ku jirtay wareysiga Xasan Sheekh ee Al-Jazeera.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi uu ku dhiiqooday waxaa toddobaadka dhammaaday ka qaaday telefishanka Al-Jazeera English kaasoo ku jira Youtube. Qormadan waxay soo koobeysaa arrimaha is burinta ah eek u jiray wareysigan: Soomaaliya weli waxaa ka socda xadgudubyo waaweyn oo ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo ay ka mid yihiin...





