Category: Fikrado

Home » Fikrado » Page 12
Post

Dowladda feejignaan miyay muujisay intii lagu jiray daawashada Finalka Koobka Aduunka ?

Muqdisho ( Raxanreeb ) Meelo badan oo – magaalada  Muqdisho caawa waxaa ka socday daawashada cayaaraha koobka Aduunka ee ka socday magaalada Doha ee dalka Qatar. Goobaha muhiimka ah ee caasimadda ayaa caawa ahaa mashquul , halkaas oo ay isugu yimaadeem dhallinyaro badan kuwaas oo si xamaasadaysan u daawanayay cayaaraha. Dhallinyarada meelaha ay isugu yimaadeen...

9 is burin oo ku jirtay wareysiga Xasan Sheekh ee Al-Jazeera.
Post

9 is burin oo ku jirtay wareysiga Xasan Sheekh ee Al-Jazeera.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi uu ku dhiiqooday waxaa toddobaadka dhammaaday ka qaaday telefishanka Al-Jazeera English kaasoo ku jira Youtube. Qormadan waxay soo koobeysaa arrimaha is burinta ah eek u jiray wareysigan: Soomaaliya weli waxaa ka socda xadgudubyo waaweyn oo ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo ay ka mid yihiin...

WARBIXIN : Safarka Guddoomiye Aadan Madoobe Xudur & Khilaafka Doorashada KGS
Post

WARBIXIN : Safarka Guddoomiye Aadan Madoobe Xudur & Khilaafka Doorashada KGS

Xudur (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe ayaa safar ku tagay Xudur , marka laga soo tago socdaalkaas oo daaran xaaladda deegaanada maamulka Koonfur Galbeed hadana waxaa jira culays u baahan in laga dejiyo dadka deegaanada maamulkaas ku nool. Siyaasadda Koonfur Galbeed oo ah mid hubinti la’aan ay ka jirto ayaa hadana waxaa soo...

Post

Caqabadaha, fursadaha iyo casharadii laga baraty Dagaalka socda.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Marka uu Duuliyahu diyaaradda uu dhabaha (runway-ga) soo dhigo si ay uduusho, kadibna uu taabto dhammaan amarada (commands) loo baahanyahay si ay u sara kacdo; Xal kale uma furna duuliyaha aan ka ahayn in diyaaraddaas ay kacdo, hadii kale qasaaro nafeed iyo mid dhaqaale ayaa halkaas ka dhici doona. Sida aan...

Post

Haddii xubnaha mucaaradka ku ah Laftagareen ay dagi  lahaayeen Baydhabo maxaa ka  dhici lahaa magaalada ?

Baydhabo ( Raxanreeb ) Magaalada Baydhabo ee – gobolka Baay , waxaa ka taagan muran la xiriira  in la qabto doorashada maamulka koonfur galbeed oo waqtiga laftagareen ay ka harsan tahay maalmo kooban. Arintan waxa ay salka ku haysaa hubanti la’ aanta laga qabo xilligan  in doorashada koonfur Galbeed waqtigii loogu tala- galay ay dhaafto...

Post

WARBIXIN : Dayaca amniga caasimadda & Dooda ay qabaan xildhibaanada BJF.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la daala- dhacaysa amaanka caasimada , taas oo xitaa xildhibaanada Barlamaanka ku riixday in mooshin ay ka keenaan. Xildhibaanada qaar oo maanta Sabti ah ka hadlay xarunta Golaha shacabka isla markaana mooshin ka keenay amniga caasimadda ayaa dalbaday in Hoggaanka Hay’ daha amniga la hor keeno Golaha...

Jeyte waa gar sheegtay, laakiin wax intaas ka weyn baa maqan! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan
Post

Jeyte waa gar sheegtay, laakiin wax intaas ka weyn baa maqan! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Cali Jayte, Guddoomiyaha gobolka Hiiraan waa gar sheegtay, wuxuu dareemayaa in heerka uu soo gaaray haddii uu heli lahaa taageerrada uu u baahanyahay uu soo gabagabeyn Al-SHabaab, laakiin gartan mid baa ka horeysay, hadalkiisana wuxuu  horseedayaa dhaqan uu cadowgeena rabay in layna gaarsiiyo oo ah oraahda uu Jeyte ka dhawaajiyay ee ah “Ninkii maanta innagu...