Ciidamada dab-damiska Boortaqiiska ayaa la tacaalaya sidii ay u xakamayn lahaayeen dab ka holcaya kumanaan hektar xilli heerkulku cirka iskusii shareerayo.
Haweeneydii musqusha gashay ee la kulantay arrin cajiib ah
Haweeney u dhalatay dalka Ingiriiska ayaa sanado kahor qabsatay hadal heynta warbaahinta iyo baraha bulshada, kadib markii ay dhashay cunug aysan uurkiisa xitaa ka war qabin.
Maxaa isku xiraya , dagaal beeleedka Galgaduud & Safarka Xasan Sheekh ?
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku sugan degmada Dhuusmareeb ,halkaas oo ujeedka lagu sheegay in ay tahay ka qayb galka wajiga labaad ee dagaalka AS. Laakiin degaano ka mid ah gobolka galgaduud waxaa ka soo cusboonaaday , dagaal beeleed sababaya dhimasho iyo dhaawac , taas oo keentay walaac arrintaas ku...
Galmudug ‘’Howlgalka AS ayaan hormuud ka nahay ‘’
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxweyne ku xigeenka dowlad-goboleedka Galmudug mudane, Cali Daahir Ciid ayaa xalay ka qayb galay Kulan dadweyne oo shacabka magaalada Dhuusamareeb ay ku weydiiyeen su’aalo ku saabsan dagaalka Al-shabaab. Cali Daahir Ciid ayaa sheegay in Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Galmudug ay isla garteen in la sameeyo howlgal ka baaxad weyn kii hore, hadafkooduna...
MUQDISHO : Gaari lagu qarxiyay caasimadda & faahfaahinta.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho , waxaa caawa ka dhacay qarax kaas oo laga maqlay meelo ka mid ah magaalada Muqdisho. Qarax ayaa ka dhacay jidka 21 October waxaana lala eegtay Gaari Baraado ah inkastoo faahfaahin aan laga bixin Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa goobta soo gaaray , kuwaas oo xiray halka uu qaraxu uu...
Nin xaaskiisa u diiday inay 12 sano guriga ka baxdo oo la xiray
Nin u dhashay dalka Jarmalka ayaa la xiray kaddib markii la sheegay in xaaskiisa uu muddo 12 sano ah guriga ku xabisay.
DF oo sheegtay in ay duqeeyn ku dileen xubno Al-Shabaab katirsan
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in weerar ay iska kaashadeen saaxiibadeed caalamiga ah kana dhacay Gobolka Hiiraan gaar ahaan Deegaanka Mukayle lagu beegsaday goob ‘Qaraxyo’ ay ku diyaarinayeen ‘AS’ waa sida hadalka loo dhigay.
Soomaaliya iyo Mareykanka oo kawada hadlay la dagaallanka Al-Shabaab
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Siihayaha Safiirka ahna Safiir ku-xigeenka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, Shane Dixon, iyaga oo ka wada hadlay xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo wajiga labaad ee howlgalka dalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
ARGAGAX : 5 caruur oo walaal ah oo aano qabiil darteed loo dilay
Galaadi (Raxanreeb ) Wararka ka imaanaya dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in shan wiil oo aad u yar yar aano qabiil loogu dilay degaan hoos-tago Degmada Gallaadi ee dowlad deegaanka Soomaalida Wiilashan la dilay oo kan ugu weyn uu jiro 13-sanno jir ayaa la sheegay xilliga la dilayay ay ka tageen goob xaflad aroos...
Dhaqdhaaqyada ciidanka DFS ay ka wadaan Galgaduud
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Wararka Goobjoog ay ka helayso deegaano ka mid ah gobolka galgaduud ayaa sheegaya in ciidanka Dowladda Soomaaliya ay u wajahaysteen deegaanada gobolkaas ay kaga sugan yihiin Al- Shabaab. Ciidanka Dowladda ee ku sugan deegaanada Ceeldheer iyo Masagawey ayaa saaka dhaqaaqay waxayna Isku fidiyeen dhulka Hoodka ah Ee ku aadan dhanka Baraag Sheikh...








