Category: Warar

Home » Warar » Page 474
MD Xasan Sheekh muxuu ka jeedin doonaa Shirka Kambala ka dhacaya ?
Post

MD Xasan Sheekh muxuu ka jeedin doonaa Shirka Kambala ka dhacaya ?

Kambala (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Kambala ee dalka Uganda kaga qayb galaya shir looga hadlayo howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS Shirka ka dhacaya magaalada Kambala ayaa sidoo kale lagu soo hadal qaadi doono sidii loo sii ambaqaadi lahaa wajiga labaad ee  howlgalka Dowladda  ee ka dhanka ah Al- Shabaab. Inta uu kulanka...

Khartoum  oo gantaalo lagu garaacay markale
Post

Khartoum  oo gantaalo lagu garaacay markale

Khartoum (Raxanreeb ) Wararka aan ka  helayno magaalada Khartoum ee dalka  Sudan ayaa sheegaya in markale dagaal uu ka qarxay Sudan, inkasta oo ay xabbad-joojin ku dhawaaqeen dhinacyada dagaallamaya. Militariga Sudan ayaa la soo sheegayaa in  drone u adeegsadeen si ay dagaalyahannada uga celiyaan goob saliidda lagu sifeeyo oo ku taalla Bahri, oo ah magaalada...

Villa Somalia miyaa doonaysa in dalka ay sii joogaan ciidanka ATMIS?
Post

Villa Somalia miyaa doonaysa in dalka ay sii joogaan ciidanka ATMIS?

Muqdisho (Raxanreeb ) Warbixin dhawaan lagu daabacay wargeyska The East African ayaa lagu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu doonayo in ciidamada ATMIS ay sii joogaan Soomaaliya labo sano dheeraad ah wixii ka dambeeya 31-ka December 2024-ka oo qorshuhu yahay in ay baxaan. Laakiin, Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha, Xuseen Sheekh Cali, ayaa beeniyay...

BERBERA :  hal qof ayaa ku dhintay Guri ku dumay qoys danyar ah.
Post

BERBERA :  hal qof ayaa ku dhintay Guri ku dumay qoys danyar ah.

Berbera (Raxanreeb ) Guri ku yaalla Magaaladda Berbera gaar ahaanna xaafada Daaroole ayaa ku dumay qoys danyar ah oo deganaa. Qoyskan ayaa ka koobnaa illaa shan qof, waxaana gurigaas dumey ku geeriyoodey hal qof oo kamid ah qoyskaaasi. Sidoo kale waxaa jira dhaawacyo soo gaaray dadkii kale ee ku noollaa gurigaas dumey, iyadoo lagu daweynayo...

Yabooh : Maandooriyaha  ka daran dagaalka Al- Shabaab
Post

Yabooh : Maandooriyaha  ka daran dagaalka Al- Shabaab

Muqdisho (Raxanreeb ) Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in culayska ugu badan ay saari doonaan la dagaalanka dadka iibiyo iyo goobaha lagu iibiyo waxyaabaha maanka – dooriya. Waxa uu sheegay  maamulka gobolka Banaadir in qof kasta oo ku iibiya waxyaabaha maankadooriya magaalada Muqdisho uu la mid yahay Al- Shabaab. Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada...

Digniin laga soo saaray roobab la filayo in ay ka da’aan Puntland
Post

Digniin laga soo saaray roobab la filayo in ay ka da’aan Puntland

Garoowe (Raxanreeb ) War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka Puntland, ayaa lagu sheegay in robabkani ay kusoo wajahan yihiin, magaalooyinka Qardho, Qandala, Ufayn iyo buuraleyda Calmiskaad. Sidoo kale, wasaaraddu waxay sheegtay in roobabku kusoo beegan yihiin degaanada ku teedsan xeebaha badweynta Hindiya, iyo badda cas ee deegaanada Puntland. Wasaaraddu waxay ku wargalisay bulshada...