Category: Warar

Home » Warar » Page 481
Post

Muqdisho: Kulankii Golaha Shacabka ayaa Maanta u baaqday kooram la’aan.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Kulankeenii Baarlamaanka ee maanta ayaa u baaqday  Kooram la’aan sida ay sheegeen xubno ka tirsan Golaha shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka waxaa shir guddoomin lahayd Sacdiyo Yaasiin , maadama Guddoomiyaha Barlamaanka uu yahay ku simaha Madaxwaynaha. Qoraal loo diray xubnaha Golaha shacabka ayaa lagu wargaliyay xildhibaanada maat soo xaadiraan kulanka...

Post

Xi Jinping ma wuxuu dowladda Federaalka ka gacan siinayaa la dagaalanka kooxda Shabaab ?

Riyaad (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Shirka Shiinaha iyo dalalka Carabta ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhigiisa dalka Shiinaha Mudane Xi Jinping. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Madaxweyne Jinping xaaladda dalka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada, isagoo xusay guulaha wax ku oolka ah ee ay...

Post

Ciidanka Dowladda & kooxaha Macwiislayda oo isku fara- saaray Sh. Dhexe.

Jowhar ( Raxanreeb ) Wararka naga soo garaya deeganka Ceelbaraf ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya  in Ciidanka Dowladda iyo kooxaha  Macawiisleyda dagaal uu  ku dhexmaray deegaankaas. Wararka ayaa  sheegaya  in uu jiro khasaare  soo kala gaaray labada dhinac sida ay sheegeen goob joogiyaal halkaas ku sugan. Dagaalka ayaa yimid kadib markii muran uu soo...

Post

Mahad Salaad ” Waa in la baaraa dilka Taliyaha NISA ee Gedo.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Mahad Salaad oo ah madaxa Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa amray in Hay’adda NISA ay baaritaan dhab ah ku sameyso qaraxa laga dilay Taliyihii NISA ee gobalka Gedo C/raxmaan Bakaal Kooke . Warkan ayaa lagu faafiyay bogga Twitter-ka ee Hay’adda NISA,kadib markii maanta qarax ka dhacay degmada Luuq uu ku geeriyooday...