Category: Warar

Home » Warar » Page 561
‘’Heshiiska madasha waa qar iska tuurnino & keli talisnimo hor leh ‘’
Post

‘’Heshiiska madasha waa qar iska tuurnino & keli talisnimo hor leh ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa ka falceliyay ,  qodobo ka mid ah heshiiska doorasho ee magaalada Muqdisho ay ku gaareen xubnaha madasha wada-tashiga Qaran Cumar Cabdirashiid ayaa oo bartiisa twitterka qoraal soo dhigay  ayaa sheegay sida uu yiri in Golaha wadatashiga Qaran  isku bedelay nidaam kali talis ah. Ra’iisulwasarihii hore ee hore...

Su’aal laga keenay  heshiiska doorasho ee shirka Madasha ee doorasho qof & cod
Post

Su’aal laga keenay heshiiska doorasho ee shirka Madasha ee doorasho qof & cod

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gaba- gabeeyay shirka madasha wadatashiga Qaran kaas oo laga soo saaray qodobo dhawr ah Shirka madasha ayaa ahaa  mid ka jiray khilaaf la xiriiray arrimaha doorashooyinka Dowlad goboleedka Puntland oo la isku mari waysanaa in loo hambalyeeyo doorashada dadka deegaanka ee maamulkaas. Madasha Qaran ee Puntland ay...

Sheikh Shariif oo taageray doorashada Puntland
Post

Sheikh Shariif oo taageray doorashada Puntland

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd ee Sheekh Sheekh Axmed oo muuqaal gaar ah iska soo duubay ayaa ka hadlay doorashooyinkii qof iyo codka ahaa ee 25-kii bishaan May ka dhacay deegaanada maamulkaasi, taas oo lagu soo doortay goleyaasha deegaanka 30 degmo oo kamid ah dowlad goboleedka Puntland.

Khartoum ”Dambiyo dagaal & xadgudub xaga jinsiga ah oo ka dhacay”
Post

Khartoum ”Dambiyo dagaal & xadgudub xaga jinsiga ah oo ka dhacay”

Khartoum (Raxanreeb ) Dagaalka ka socda wadan ka Sudan ee u dhaxeeya xoogaga isku haya awoodda dalkaas ayaa waxaa lagu eedeynayaa in ay gaysteen dambiyo dagaal, kadib markii la duqeeyay isbitaallo ku yaalla Khartoum kuwaas oo ay ku sugnaayeen Bukaano, sida laga soo xigtay mas’uuliyiin caafimaad ee ku sugan caasimadda. Weerarada ka dhacay Isbitaallada ayaa...

Xasan Sheekh oo diidan in loo hambalyeeyo Puntland–Khilaaf madasha ka jira
Post

Xasan Sheekh oo diidan in loo hambalyeeyo Puntland–Khilaaf madasha ka jira

Muqdisho (Raxanreeb )  Xubnaha madasha wada-tashiga qaran ayaa la sheegayaa in khilaaf uu soo kala dhax galay sabab la xiriirta doorashada Puntland. Shirka oo lagu waday in mar hore la soo gaba- gabeeyo ayaa xubnaha shirsan u kala  jabay laba dhinac  kuwaas oo isku mari waayay in loo hambalyeeyo  Puntland. Madaxwaynaha  Dowladda Federaalka Somaaliya  Xasan...