Ceel-Garas (Raxanreeb ) Cabdulahi ibaraahin shaaciye iyo xildhiban maxamad yare oo ku geeryooday Qarax Ku haleeley Gaari ay saarnaayeen Gudaha Ceel-Garas Oo Saakay Ciidabadda Dowladda & kuwa deegaanku Gudaha u Galeen.
Sidoo kole waxaa jira dhawac soo gaaray askar ciidamada dwolada ayaa gudaha u galay saaka deegaanka ceel garis oo ka tirsan maamulka galmudug.
Cabdulahi ibraahim shaaciye waa kabtan ka tirsan ciidanka xooga hadana ah xubnaha golaha deegaanka halka xilibaan maxamed yare uu kamid yahay xilibaanada Galmudug.
Dowladda Soomaaliya wax faahfaahin ah ma aysan ka bixin weerarka lagu dilay xildhibaanka ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya.
Deegaanada uu ku sugnaa xildhibaankan waxaa ka socda howlgalada Dowladda ay ku doonayso in ay kaga adkaato kooxda Al- Shabaab waxaana ku sugan jiidaha masuuliyiin kala duwan.
Leave a Reply