Maalmihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho waxaa ka dhacayay dilal kala duwan oo lala eeganayay
Shacab laga soo furtay Al-Shabaab.
Wararka RBC uu ka helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xiisado colaadeed iyo dhaq
Somaliland oo mamnuucday bannaan baxyada
Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahi Axmed ayaa sheegay
Wasiirka arrimaha gudaha oo soo saaray Warxaafadeed ku saabsan xaaladda Abaaraha
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya, Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa faah-faahin ka bixiyey dadaallada ay waddo Dowladda iyo goobaha ugu daran ee saameynta ay ku yeelatay abaartu
DEG -DEG : Dagaal ka dhacay Baxdo & khasaaraha ka dhashay.
Degaanka Baxdo ayaa ka mid ah
Madaxweynaha cusub ee Kenya waa xoolo-dhaqato fahmaya Soomaalida – Xildhibaan Aadan Keynaan
Xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Ceeldhaas ee Ismaamulka Wajeer ayaa sheegay in Soomaalida ay wax badan ka faa'iidi doonto dowladda cusub ee William Ruto
Qaramada Midoobay oo ka digtay macluusha ugu daran ee Abaaraha Soomaaliya
War kasoo baxay isku duwaha gargaarka degdega ah ee Qaramada Midoobay, Martin Griffiths, ayaa laga digay in Soomaaliya ay qarka u saaran tahay macluul, taas oo lagu sheegay inay ugu wacan tahay abaartii ugu xumayd oo Afarta sano kadib soo marta Soomaaliya
Israa’iil: ‘Weriye Shireen Abu Akleh waxay u badan tahay inuu askarigeenna dilay’
Millitariga Israa'iil ayaa sheegay "inay aad ugu badan tahay" askari ciidamadooda ka tirsan inuu dilay weriye Shireen Abu Akleh oo ka howlgaleysay talefishinka Aljazeera
Al-Shabaab oo dab-qabadsiiyay tuulooyin hoos taga Baxdo.
Maamulka degmada Baxdo ee Galmudug ayaa xaqiijiyay Gubitaanka, guryahan
4 qof oo lagu toogtay maanta Somaliland.
Toogashadan oo qorshaha uu ahaa in lagu fuliyo shan qof ayaa laga reebay mid ka mid ah ka dib...




