Gobolka Hiiraan waxaa ka soconayo howlgal balaaran oo ay ka qayb qaadanayaan ciidanka Dowladda
Ma fuli karaa balanqaadka RW u sameeyay Xulka Qaranka ee 17 jirada ?
Kooxda kubadda cagta Da'yarta Soomaaliya ayaa cayaarta finalka waxa ay isaga hor iman doonaan kooxda South Sudan
Digiin loo daray Milkiilayaasha Nootaatooyinka & sababta keentay
Wasaaradda ayaa ku wargelisay dhammaan mas’uuliyiinta leh nootaayooyinka
RW Xamse oo ka qayb galaya shir ka dhacay Bahr Dar oo Colaad ay ka jirtay.
Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Addis Ababa ku soo dhaweeyay, Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga talada Itoobiya haya ee Barwaaqo Aadan Faarax
Ma waxa jira Shaki ku saabsan in siyaasad loo adeegsado ciidanka ?
Golaha Wasiirada ayaa mamnuucay in Ciidanka Xoogga Dalka loo adeegsado wax ka baxsan waajibkooda Dastuuuriga ah.
Xoghayaha SJS Cabdalle Muumin oo ku xanuunsanayo xabsiga
Waxaan u tagay Cabdalle oo aad u xanuunsanayaa, waxaana uu xanuunka ka dareemayaa isha bidax oo uu aad kaga
Mala ogyahay Xasan Sheekh dala uu ku sugan yahay ?
Warar soo baxayay saacadihii la dhaafay ayaa sheegayay in Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh uu laba dal midkood uu u safray .
Muhiimada Soomaaliya u leeyahay shir lagu soo geba-gabeeyay Washington
Sidoo kale Wasiirka ayaa la wadaagay sidii Dowladdu u fulisay dhammaan shuruudihii deyn-cafinta iyo taageerada looga baahan yahay Saaxiibada caalamka.
Afhayeenka Al-Shabaab Cali dheere oo hadlay kaddib sheegashadii dilkii DFS
Afhayeenka Ururka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere oo dhowaan ciidanka xoogga dalka ay sheegeen in lagu dilay dagaallada gobolka Hiiraan ayaa soo hadlay, taasi oo meesha ka saartay sheegashada dilkii Dowladda Federaalka Soomaaliya
Goodax ” Xawaadle waxaa haysta Hiil la’aan mana ahan in hal qabiil dabka la saarto ”
Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in aysan muuqan , wax qabad la taaban karo




