Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan qeybta 27-aad oo howl gallo kala duwan ka sameeyay ayna weli ka wadaan deegaano ka tirsan gobolka Hiiran ayaa la wareegay deegaanka Hees oo hoostaga degmada Matabaan ee gobolkaas.
Golaha Wasiirrada oo maanta la isugu yeeray kulan deg deg ah.
Kulanka ayaa lagu soo hadal qaadi doono weerarkii saacadaha badan qaatay ee ka dhacay Hotelka Xayaat
Gabar uu dhalay saaxiibka Putin oo la toogtay & Keive oo Ukraine ku eedeysay dilkaas
Wariye Darya Dugina, oo 29 jir ah, ayaa geeriyootay kadib markii.....
RW Xamse Cabdi Bare iyo Culumaa’udiinka oo ka hadlay Baa’binta fikirka Xagjirka
Ra'iisulwasaraha ayaa in maalmahan magaalada Muqdisho waxa uu ka wadaa kulamo uu la qaaday qaybaha bulshada
Hiiraan oo Wasiirka Gaashandhigga & Taliyaha Xoogga u tagay Jabinta Al- Shabaab.
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo ku sugan aaga howlgalada ayaa sheegay....
Isbahaysiga ka dhanka ah Axmed Madoobe maxay yihiin awoodooda ?
Qorshaha Axmed Madoobe ee muddo kororsiga ayaa keentay guux badan oo ku saasan in Axmed marnaba uusan diyaar la ahayn isbedel inuu ka dhaco Jubbaland.
Wasiirka gaashaandhigga iyo taliya ciidanka xoogga dalka oo ka hadlay howl gallada Hiiraan
Wasiirka Wasaaradda Gaashadhiga Soomaaliya Cabdikhaadir Maxamed Nuur, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Janeraal Odowaa Yuusuf Raage & Saraakiil kale oo ka tirsan ciidanka xoogga Soomaaliya ayaa kormeeray Fadhiyada kala duwan ee Ciidanka ku leeyahay degaano ka tirsan gobolka Hiraan.
Guddoomiyaha maamulka Gedo ayaa ka biyo diiday muddo kordhinta Axmed Madoobe
Guddoomiyaha gobolka Gedo Axmed Buulle Garaad ayaa si adag uga hor yimid muddo kordhin uu baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland u sammeeyay madaxweynaha hadda jooga Axmed Maxamed Islaam (Madoobe).
DEG DEG : Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho &Faahfaahin laga helayo
Gadiidka ayaa adeegsanaya waddooyin qardi- jeex ah
Odinga oo cadeymo uu ku wado gaari xamuul ah gaynaya Maxkamada Sare
Kiiska Mr Odinga ayaa waxaa sii xoojinaya in afar ka mid ah todobada xubnood ee doorashada









