Golaha Wasiirrada oo maanta la isugu yeeray kulan deg deg ah.

Golaha Wasiirrada oo maanta la isugu yeeray kulan deg deg ah.

Muqdisho (Raxanreeb) Maanta oo Isniin a h waxa magaalada Muqdisho ka qabsoomay kulanka Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Waxaa shirguddoomin doona kulanka .


Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Xamse Cabdi Bare kaas oo diirada lagu saari doono meelmarinta iyo soo bandhigida qorshe howleedka Golaha Wasiirradda.


Inta uu socdo kulanka ayaa lagu soo hadal qaadi doono weerarkii saacadaha badan qaatay ee ka dhacay Hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho iyo amniga caasimmadda oo faraha ka sii baxay.

si la mid ah kulankan waxaa lagu soo hadal qaadi doono , sidii xukuumadda ay u fulin lahayd qorshayaasha hortabibta leh ee horyaala si loo dar dar galyo shaqada xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Warkan wixii ku soo kordha kala soco Raxanreeb.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.