Category: Warar

Home » Warar » Page 769
Khudbaddii Xasan Sheekh QM
Post

Khudbaddii Xasan Sheekh QM

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud ayaa goor dhowayd khudbad ka jeediyey shirkaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uga socda magaalada New York

Post

Maamulka Galmudug oo xal ka gaaray muran ka taagnaa Kastamka Canshuurta

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug Axmed Xuseen Shire Bukhaari ayaa dadaal kaddib xalay ku guulaystay xal u helidda Xirnaanshaha Kastamka Gaalkacyo oo afartii maalin ee la soo dhaafay ay ku sugnaayeen Ciidamo beeleed ka gadoodsan tabasho la xariirta xuquuq uga maqan awood qeybsiga Dowlad Goboleedka Galmudug