Soomaaliya waxaa ka taagan dhibaato ba'an oo ka dhalatay abaaraha ..
Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka Soomaaliya oo geeriyooday
Xildhibaan Maxamed Maxamuud Mursal (Boorow) ayaa la..
Degmo 10 sano maamulan Shabaab oo muran ka dhashay maamul Qoorqoor u magacabaay.
Degmadda Xarardheere ayaa 10-sano in ka badan waxa maamulaya Xarakadda Al-shabaab...
Dowladda maxay la tagtay Shirka guud ee Qaramada Midoobey ee New York ?
Waxaa sidoo kale shirar doceedyo badan oo horay loo qorsheeyey
Warsaxaafadeed kasoo baxay DFS ayaa lagu sheegay ugu yaraan 5 katirsan Al-Shabaab lagu dilay deegaanka Camal
Warsaxaafadeed kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay iugu yaraan 5 katirsan Ururka Al-Shabaab lagu dilay deegaanka Camal ee gobolka Hiiraan
Wararkii ugu danbeeyay Al-Shabaab oo loogu dilay inkabadan 100 dagaalyahan ah
Dagaalka u dhaxeya ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka oo isku dhinac ah iyo kooxda Al-Shabaab ayaa wali ka socda gobolka Hiiraan, xilli maalin ka hor ciidamadu la wareegeen deegaanka Aboorey oo kamid ah saldhigyada ugu waaweyn ee Al-Shabaab ay ku laheyd gobolka
Deg Deg Ciidamada DF iyo dadka deegaanka oo la wareegay deegaanka Jaw
Muqdisho (Raxanreeb) Wakaaladda wararka ee Afka Dowladda ku hadasha loona yaqaanno SONNA ayaa baahaisay sawirro iyo qooraal yaroo kooban ayagoona sheegay in gacan ku haynta deegaanka Jaw ay la wareegeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya. ”Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa maanta la wareegay gacan ku heynta Degaanka Jaw oo khiyaastii 55km u jirta Degmada Guriceel ee Gobolka...
Wasiirkii ka soo dhoofaya Dalka fasax ayuu ka qaadanayaa RW Xamse.
Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada oo aan xogtan wax ka waydiinay ayaa ka gaabsaday in wax jawaab ah ka siiyaan RBC.
Heshiis horudhac ah oo laga gaaray colaad muddo dheer ka jirtay Galgaduud.
Xabad Joojin Aan sharuud gooni ah Lugu xirin oo laga hErgaliyo deegaanka..
Muqdisho : go’aan adag oo ka dhan ah Al- Shabaab oo la soo saaray.
Kulanka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Odayaasha dhaqanka ayaa..