Category: Xog

Home » Xog » Page 21
Abdalle kadib caana -mala cabay ? Jahwareerka saxaafadda Soomaaliya
Post

Abdalle kadib caana -mala cabay ? Jahwareerka saxaafadda Soomaaliya

Muqdisho (Raxanreeb ) Kiisas badan oo ku saabsann  tacadi loo gaystay  saxaafadda Soomaaliyeed ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho kuwaas la  hor istaagay in laga – hadlo. Weriyayaasha qaar inta la jirday , shaqada laga joojiyay ayaa inta warbaahintooda ay baahisay dhibkii ku dhacay  hadana muuqalkii sheekooyinkooda ku saabsanaa laga saaray warbaahintooda. Falalkan waxaa ku lug...

‘’Dhoolatus dhab u soo dhawayn ‘’ Jubbaland oo farta lagu fiiqayo
Post

‘’Dhoolatus dhab u soo dhawayn ‘’ Jubbaland oo farta lagu fiiqayo

Kismaayo (Raxanreeb ) Maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa la sheegaa inuu wali uusan u dhaqaaqin howlgalada lagu doonayo in Al- Shabaab looga saaro deegaanada maamulkaas. Jubbaland waa halka ugu badan ee ay ku sugan yihiin xubnaha Al- Shabaab ee isaga  cararay koonfurta Soomaaliya oo ay ka socdaan howlgalada lagu doonayo...

MD Xasan oo UK u diiday ka qayb galka  Caleemasaarka Boqorka UK
Post

MD Xasan oo UK u diiday ka qayb galka  Caleemasaarka Boqorka UK

London (Raxanreeb ) Dowladda Ingiriska oo horay Madaxweynaha Soomaaliyaa Hassan sheikh Mohamud ugu casuumtay in uu ka qeybgalo caleemasaarka boqorka UK oo maalma kadib ka dhici doonta magalaada London ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku wargelisay Villa Somalia in aysan suurtagal ahayn in Madaxweynaha uu ka qeybgalo. Sababta ugu wayn arintan ayaa lagu sheegaya  maadaama Soomaaliya...

XOG : MD Xasan oo Khilaafka Puntland kala hadlay maamul goboleedyada
Post

XOG : MD Xasan oo Khilaafka Puntland kala hadlay maamul goboleedyada

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada  Muqdisho kulan kula qaatay qaar ka mid ah madaxda maamul- goboleedyada kuwaas oo ku sugnaa magaalada Muqdisho. Kulankan waxaa diirada lagu saaray sidii  uu u qabsoomi lahaa shirka madasha- wadatashiga Qaran iyo maqnaanshaha Puntland ee miiska go’aanada. Madaxda – maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa...

Jahwareer ka taagan Luuq & Guddoomiyaha degmadaas oo la diiday
Post

Jahwareer ka taagan Luuq & Guddoomiyaha degmadaas oo la diiday

Luuq (Raxanreeb ) RBC xogta uu ka helayso degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaysa in  ciidanka degmadaas ay diideen in Garoonka uu ka soo dego Guddoomiyaha degmada. Gudoomiyaha degmada Cali Kadiye ayaa la sheegay inuu ka yimid magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya , halkaas oo geed fadhi  u ah mudooyinkan siyaasiinta gobolka Gedo....

Deni & Axmed Madoobe maku heshiin doonaa mooshinka RW Hamse
Post

Deni & Axmed Madoobe maku heshiin doonaa mooshinka RW Hamse

Adis Ababa (Raxanreeb )  Maamulada Puntland  iyo Jubbaland oo xiriirkooda oo ahaa mid xumaa sanadka uu xukunka uu joogay Madaxwaynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo ku sugan magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa halkaas kula kulmayo Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Aby Ahmed. Xiriirka labada dhinac ayaa bilihii dhowaa u muuqday...

WARBIXIN : Xiriir hooseeyay oo la soo noolaynayo & Waxa ka dhalan kara !!
Post

WARBIXIN : Xiriir hooseeyay oo la soo noolaynayo & Waxa ka dhalan kara !!

Nairobi (Raxanreeb ) Imaaraadka carabta ayaa wada dadaalo uu ku doonayo in la iskugu soo dhaweeyo Ra’iisulwasaaraha  Itoobiya Aby Ahmed iyo Madaxwaynaha  Jubbaland Axmed Madoobe. Xiriirka  Madoobe iyo Aby ayaa hoos u dhacay  inta uu xukunka hayay , Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  oo xilka ka tahay markii loogu awood roonaday doorashadii ka...

MUQDISHO : Bajaaj cabanaysa , musuq maasuq jira , nolol sii go’aysa
Post

MUQDISHO : Bajaaj cabanaysa , musuq maasuq jira , nolol sii go’aysa

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa si xowli ah uga soconaya qorshaha ka dhanka ah Wadayaasha Bajaajlayda kuwaas oo markii hore dhibaaooyin ku qabay askarta Dowladda Soomaaliya. Wadayaasha Bajaajta ayaa loo la  kala qaybiyay A Iyo B taas oo dhanka kale keentay cabasho badan oo ay qabaan wadayaasha Bajaajta magaalada Muqdisho kuwaas oo loo sheegay...

FADEEXAD: Finland oo dalbatay in dib loogu celiyo lacag uu qaatay xafiiska RW Xamse
Post

FADEEXAD: Finland oo dalbatay in dib loogu celiyo lacag uu qaatay xafiiska RW Xamse

Muqdisho (Raxanreeb ) Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Finland ayaa qorsheyneysa inay 50,000 oo Yuuro ka soo ceshato hay’adda Finn Church Aid (FCA) ka dib markii ay awoodi weyday inay xaqiijiso in dhaqaalahaasi, oo qeyb ahaan ku baxay xafiiska Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya, si sax ah loo isticmaalay, wasaaradda ayaa sidaasi ku dhawaaqday Khamiistii 20 Abriil 2023. Wasaaraddu waxa...

MOOSHIN  xilka loogu tuurayo RW  Xamse Cabdi oo ka socda Nairobi & Muqdisho
Post

MOOSHIN  xilka loogu tuurayo RW  Xamse Cabdi oo ka socda Nairobi & Muqdisho

Nairobi (Raxanreeb ) Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in uu aad u xoogaystay mooshinka ujeedkiisu uu yahay xil ka tuurista Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya. Waxaa Caawa ilaa iyo Xalay Magaalada Nairobi ee Caasimada Kenya ka Socda Mooshin kalsooni kala noqosho ee Xukuumada Ra’iisul-Rasaare Xamze Cbdi Barre.                                                           Mooshinkaan ayaa waxaa hor kacaya sida la Xaqiijiyey Guddoomiye Ku...