Category: Xog

Home » Xog » Page 23
Banaanbax ka dhan ah Mahad Salaad & NISA & oo la filayo inuu ka dhaco Muqdisho.
Post

Banaanbax ka dhan ah Mahad Salaad & NISA & oo la filayo inuu ka dhaco Muqdisho.

Muqdisho ( Raxabreeb ) Banaanbax ka dhan ah Hay’ adda NISA iyo Taliyaha Hay’adaas Mahad Salaan ayaa lagu wadaa in maanta uu ka dhaco magaalada Muqdisho. Banaanbaxan waxaa horkacaya ehelada Taliyihii hoggaanka Hay’ adda NISA Cabdullaahi dheere oo ciidamo ka tirsan dowladda weerar ku qaaday hoygiisa halkaas oo ay ka kaxaysteen eheladiisa. Qalan qaabada Banaanbaxa...

NISA Ma waxay tijaabinaysaa sharciga ay meelmarsatay ?
Post

NISA Ma waxay tijaabinaysaa sharciga ay meelmarsatay ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Hay’adda NISA ayaa goor habeen ah waxay ay weerar ku qaatay , guri uu Muqdisho ka degan yahay ganacsade caan ka ah caasimadda. Ciidanka ayaa howlgal gaar ah iyo weerar ku qaaday guriga Xaaji Ibraahim Macallin ( Ibraahim Kaah) Rasaas ayaa laga maqlayay guriga ganacsadahan , mase ahayn mid is waydaarsi ah...

Beesha Caalamka ‘’ Deni Waa inaad ka qayb gashaa Shirka madasha-wadatashiga Qaranka ‘’
Post

Beesha Caalamka ‘’ Deni Waa inaad ka qayb gashaa Shirka madasha-wadatashiga Qaranka ‘’

Beesha Caalamka oo fariin layaab leh u dirtay Madaxwayne Deni oo ka maqan shirka Baydhabo Muqdisho (Raxanreeb )  Madaxwaynaha maamulka Puntland ayaa gabi ahaanba iska diiday inuu ka qayb galo  shirka madasha- wadatashiga Qaranka ee Dowladda iyo maamul goboleedyada. Madaxwayne Saciid Dani ayaa tabashooyin badan ka qaba , hanaanka dhismaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo balanqaadyo...

Biixi & Deni miyay isku arkayaan Adis  Ababa ?
Post

Biixi & Deni miyay isku arkayaan Adis  Ababa ?

Adis Ababa ( Raxanreeb ) Dowladda Itoobiya ayaa wada- dadaalo ay ku doonayso in ay ku dhax dhaxaadiso dhinacyada isku haya magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Wali ma mira dhalin qorshaha Itoobiya ee xaaladda magaalada laascanood , inkastoo dhinacyo badan ay kala kulmeen sidii xiisadda loo dejin lahaa. Hadda magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya...

XOG | Xasan Sheekh oo waqti badan ku bixin doono qancinta Beelaha
Post

XOG | Xasan Sheekh oo waqti badan ku bixin doono qancinta Beelaha

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa  Villa Soomaaliya ka bilaabay qacncinta beelaha qaar ee diidan maamulkiis ,  iyo  habkasaamiga Dowladda ee beelaha ee Dowladda uu hoggaamiyo. Talaabooyinkan waxa ay ka danbeeyeen ka dib markii magaalada Muqdisho siyaabo kala duwan ay uga dhaceen shirar beeleedyo intooda badan lagu diidan yahay maamulka sanadka ka yar...

Sheekada isku xiran ee Weerarka Hotel Jazeera & Cabdalla Muumin
Post

Sheekada isku xiran ee Weerarka Hotel Jazeera & Cabdalla Muumin

Muqdisho (Raxanreeb ) Xog ay heshay RBC ayaa sheegaysa in Taliyaha ciidanka Booliska gobolka Banaadir galabta uu warqad ka soo qaaday Maxkamada gobolka si uu u  gudaha ugu gali karo Hotelka. Arintan waxa ay ka danbeysay ka dib markii maalmo ka  hor ciidanka Booliska iyo Ilaalida Hotelka ay isugu dhaceen in Hotelka laga soo  qabto...