Somaliland “Waxaan haynaa xog ah in Ciidanka Puntland weerar nagu soo yihiin”

Hargaysa ( Raxanreeb ) Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay heshay xog sheegaysa in ciidamada Puntland weerar ku soo qaadi doonaan maalmaha soo socda deegaanada Somaliland.

War ka soo baxay Somaliland ayaa lagu sheegay in ciidanka weerarka soo qaadi doona ay yihiin PSF iyo PMPF , sida lagu yiri qoraalka.

Waxa sidoo kale warka soo baxay Somaliland lagu in markii ay xogtan ay heshay si dhab ah u qaadatay khatartaas, islamarkaana ay qaaday tallaabooyinka lagama maarmaanka ah ee lagu ilaalinayo dadka iyo deegaanada Somaliland.

HOOS KA AKHRISO:

Leave a Reply

Your email address will not be published.