Kismaayo ( Raxanreeb ) warar dheeraad ah ayaa ka soo – baxaya weerar qof naftii halagi ah uu ku qaaday saldhig ciidanka Kenya ay ku leeyihiin Jubbooyinka halkaas oo ciidankan ay ka howlgalaan. Weerarkan ayaa ka dhacay saldhigga ciidanka Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Sariira oo ku yaalla gobolka Jubbada Hoose una dhow xuduudka dalka...
XOG : Goormee la bedelayaa Taliyayaasha ciidanka DFS.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ayaa maalmahan ku howlan sidii uu u qaadi lahaa talaabooyin uu ku doonayo inuu is bedel ugu sameeyo Taliyayaasha ciidanka Soomaaliyeed. Maalin ka hor Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bedelay qaar ka mid ah Guddoomiye ku xigeenada maamulka gobolka Banaadir isla markaana waxa uu magacaabay kuwo cusub ,...
WARBIXIN : Dagaalka NISA iyo Shabaab & saameynta ganacsiga Suuqa Bakaaraha
Muqdisho ( Raxanreeb ) Suuqa Bakaaraha oo ah suuq ganacsi oo halbowle ah ayaa muuqanaysa in markaan saameyn uu ku yeeshay dagaalka wajiga cusub galay ee Al- Shabaab iyo Dowladda Soomaaliya. Ciidanka Hay’ adda NISA ayaa 24kii saac ee la soo dhaafay qaaday talaabooyin ka duwan kuwii hore waxa ayna ka sameeyeen suuqa Bakaaraha howlgal...
MD Xasan Sheekh oo bilaabaya socdaal uu ku kala bixinayo maamul- goboleedyada.
Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalinta berri ah bilaabi doono socdaal uu ku tegi doono qaar ka mid ah gobollada Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa safarkiisa ka bilaabi doono gobolka Hiiraan, waxa uuna tegi doonaa furimaha dagaalka ee lagula dagaalamay Ururka Al- Shabaab. Madaxweynaha ayaa sidoo kale tegi doono Galmudug,...
Waa kuma shaqsiyaadka Mareykanka uu dul dhigay abaalmarinta ee ka tirsan Kooxda Al- Shabaab ?
Jehad Serwan Mostafa waa muwaadin Mareykan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab islamarkaana xilal kala duwan kooxda ka qabtay. Kooxdaas
XOG : NISA & Ciidanka xoogga oo isku khilaafsan amarka howlgaladda ka socda dalka.
Amarka ka bixitaanka ciidanka oo uu bixiyay sida la sheegay Taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa keentay in Hay' daha ammaanka shaki badan ay....
XOG : Waa sidee caawa xaaladda magaalada Muqdisho , maxase ka socda ?
Waddooyinka muhiim ah ee caasimadda qaarkooda ayaa caawa la geeyay...
FAALLO : Dhaliilaha amni ee jira & habacsanaanta Hay’adda NISA.
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo la hadlay TV –ga Dalsan ee fadhigiisu yahay Muqdisho ayaa shaki galiya
Yaa Cunay Lacagtii Bangiga Dhiiga Somalia ?
Waxaan xasuustaa Sanadihii 70kii...
XOG : Duulaanka Degmada Ceelbuur Maxaa helay ?
Ciidanka Beesha Murusade ee u baxay in ay duullaan ku qaadaan degmooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri iyo deegaanada hoostaga
