DAAWO : Warka Raxanreeb oo ku jira qodobo xasaasi ah oo gudaha & dibadda.

DAAWO : Warka Raxanreeb oo ku jira qodobo xasaasi ah oo gudaha & dibadda.

Muqdisho (Raxanreeb)-Isku dhacyo u dhaxeeya ciidanka Dowladda iyo arday loo diiday inay galaan imtaxaanka oo ka dhacay maanta magaalada Muqdisho.

7 qof ayaa la dilay, halka 100 kalena waa la afduubtay kaddib markii rag hubeysani ay weerar ku qaadeen dad reer miyi ah oo ku nool gobolka Katsina ee waqooyi-galbeed ee Nigeria.

Qodobadaas & kuwo kale waxaa inoo haya Weriyaheena Raxanreeb Online ee Muqdisho Hanad Ali Guled.

Leave a Reply

Your email address will not be published.