DEG –DEG : Dagaal mar kale ka qarxay Mudug , maxaa soconaya HADDA ?

DEG –DEG : Dagaal mar kale ka qarxay Mudug , maxaa soconaya HADDA ?

Gaalkacyo (Raxanreeb )- Dagaal u dhexeeya labo beelood ayaa maanta ka dhacay meel qiyaasti 5 Km u jirta degmada Degmada Towfiiq ee gobolka Mudug.

Goobjoogayaasha ayaa sheegaya in labada dhinac ay isku adeegsanayaan hub calculus oo cabsi galiyay dadka deegaanka

Majirto Faah faahin dheeriya oo ku saabsan khasaraha dagaalkaas u dhaliyay mana jiro wax war ah oo arintaas laga soo saaray.

In muddo ahba deegaano ka mid ah gobolka Mudug waxaa ka jiray dagaal salka ku haya arrimo qabaa’il.

Leave a Reply

Your email address will not be published.