Deg Deg qaraxyo lagu weeraray hotel ku yaalla Muqdisho

Deg Deg qaraxyo lagu weeraray hotel ku yaalla Muqdisho

faah faahinno kasoo baxaaya weeraro loo adeegsaday qaraxyo ayaa ka dhacay agagaarka lambar afar KM4 Muqdisho.

dad goobjoogayaal ah, ayaa inoo xaqiijiyay in lagu weeraray hotel lagu magacaabo Xayaat, kaasoo ku yaalla KM4.

lama xaqiijin karo khasaaraha dhabta ah, ee ka dhashay qaraxyadaasi.

Leave a Reply

Your email address will not be published.