DENI  ‘’Dowladda waxay siyaasadaynaysaa Gargaarka iyo deeqaha Puntland ‘’

DENI  ‘’Dowladda waxay siyaasadaynaysaa Gargaarka iyo deeqaha Puntland ‘’

Garoowe (Raxanreeb )- Maamul goboleedka  Puntland ayaa  ka digtay siyaasadeynta gargaarka iyo deeqaha Soomaaliya magaceeda lagu soo qaado.

Hab dhaqanka Muqdisho ee ah inay hadba beegsato ciddii ku aragti noqon weysa waa arrin saameyn weyn oo daran ku yeelan doonta nidaamka dowladeed ee Soomaalida

“Waxaan ka walaacsanahay siyaasadeynta sii kordheysa ee lagu hayo deeqaha la soo mariyo dowladda federaalka” ayuu qoraalkiisa ku yiri Madaxwayne Deni

Madaxwaynaha waxa  uu intaas ku sii daray in lacagaha ka yimaada deeq bixiyayaasha caalamka ay dowladda federaalka u adeegsato ajandayaal siyaasadeed tan iyo markii isaga dib loo doortay bishii January.

Hoos ka akhriso.

Leave a Reply

Your email address will not be published.