Farmaajo & James Swan oo isbedelada socda ka wada-hadlay.

Farmaajo & James Swan oo isbedelada socda ka wada-hadlay.

Muqdisho (Raxanreeb )- James Swan iyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku wada hadlay khadka Telefoonka.

Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo qoraal kooban kasoo saaray wada hadalka ayaa yiri:-

Isagoo sii wada xiriirada uu la samaynayo daneeyayaasha Somaaliyeed ayaa Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan uu khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed.

Swan iyo Farmaajo ayaa kawada hadlay is baddalladii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo fursadaha lagu horumarinayo mudnaanta Qaranka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.