Go’aan laga soo saartay waqtiga la qaadayo Kiiska ninkii gubay xaaskiisa.

Go’aan laga soo saartay waqtiga la qaadayo Kiiska ninkii gubay xaaskiisa.

Muqdisho (Raxanreeb ) –Maxkamadda G/Banaadir ayaa mudeysay dhageysiga Dacwadda ka dhanka ah eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo loo haysto inuu xaaskiisa ku gubay magaalada Muqdisho.

Kiiskan maxkamadu ay shaacisay in maalinta arbacada ah la qaadi doono ayaa ahaa mid buuq badan uu ka taagnaa  isla markaana ehelada ay dalbanayeen in la dedejiyo kiiskan.

Maxkamada ayaa fartay dhamaan dhinacyada in ay isu diyaariyaan qaadista kiiska ninkan gubay xaaskiisa isla markaana  laamaha amniga gacanta ay ku soo dhigeen dhawaan.

HOOS KA AKHRISO:

Leave a Reply

Your email address will not be published.