Golaha Wakiilada Somaliland oo xasaanada ka xayuubinaya Xildhibaan Abiib

Golaha Wakiilada Somaliland oo xasaanada ka xayuubinaya Xildhibaan Abiib

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Faratoon ayaa Fadhi aan caadi aheyn ugu yeeray Golaha Wakiilada Somaliland, si looga doodo Maamus ka xayuubinta Maxamed Abiib, oo katirsan Golaha Wakiilada Somaliland.

Xildhibaanka ayaa hadda lu sugan Magaalada Boorama , iyada oo ay Madaxtooyadu doonayso in la xiro si loogu maxkamadeeyo dambiyo loo haysto.

25-ka bishan ayaa la doonayaa Fadhigan deg deg ah in uu qabaoomo, waxaana la wada sugayaa waxa ka dhalan kara.

Leave a Reply

Your email address will not be published.