Inta uu la eg yahay khasaaraha ka dhashay weerar  ka dhacay  Bakool?

Inta uu la eg yahay khasaaraha ka dhashay weerar  ka dhacay  Bakool?

Xudur (Raxanreeb)  Weerar ay ku geeriyoodeen askar ka tirsan  Liyuu Boolis ayaa ka dhacay degaanka Washaaqo ee ku yaala xuduuda dalka  ee Gobolka Bakool.

Dadka degaanka ayaa sheegay in weerarkan uu ahaa mid  loo adeegsaday , bambooyin iyo miinooyinka dhulka lagu aaso , taas oo keentay  dhimashada  2 askari oo ka mid ah Liyuu Boolis.

Wax ay ku warameen dadka degaanka in  weerarkaas ka dib ciidanka Liyuu Boolis ay ku dhinteen ka dib  ciidanku ay fureen rasaas  , in kastoo aan la soo sheegin wax qar

Ciidamada la qarxiyey ayaa lagu soo warramayaa inay dhankooda fureen rasaas xoogan, balse ma cadda ay khasaaraha ka dhashay.

Dhawan ayay ahayd markii   kooxda Al Shabaab xubno ka mid ah gudah ay u galeen degaano ka mid ah  dowlad degaanka Soomaalida.

Leave a Reply

Your email address will not be published.