London (Raxanreeb) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada London ee dalka Ingiriiska, isagoo halkaas kaga qeyb gali doono shirka hoggaamiyaasha caalamka ee cunada yarida iyo waxyaalaha sababa.
Sidoo kale, Xasan Sheekh ayaa waxa uu kulamo kala duwan laqaadan doonaa dhigooda madaxda Ingiriiska, isagoo lafilaayo in uu kala hadlo dagaalka kadhanka ah Al-Shabaab.
Dhanka kale, madaxweynaha lafilayaa in sidoo kale kulamo uu laqaato ee kaqeyb galeysa shirka kadhacaya magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib u bilaabay safaradii uu ku aadi jiray dalka dibadiisa , kaddib markii uu hakaday howlgaladii ka dhanka ahaa kooxda Al Shabaab ee ka socday qeybo kamid ah dalka.
Leave a Reply