Muuse Biixi oo ku wajahan Itoobiya iyo heshiis cusub uu saxiixayo

Muuse Biixi oo ku wajahan Itoobiya iyo heshiis cusub uu saxiixayo

Madaxweynaha Somaliland oo qalinka ku duugaya Heshiis Somaliland ay ku noqonayso dal wax la qaybsada Dalalka Dunida iyo Qaaradaba.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa safar ugu bixi doona Magaalada Addisababa oo uu ku soo saxiixayo heshiiska Somaliland ku noqonayso dal aqoonsi haysta oo ka mid ah Qaramada Africa.

Riyada Somaliland ee ah in ay aqoonsi hesho muddo ka badan 30 oo Madaxbanaanideeda ay Soomaliya kala soo noqotay ayaa dhawaan noqon doonta mid rumowda sida ilo war galeen ahi Ii xaqiijiyen.

Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya ayaa dhawaan qalinka lagu duugaya ka dib dagaalo dublamasiyadeed oo Labbada dal ay kala kulmeen Dawlada Soomaliya isfahamkii ay kala saxiixdeen January dartii.

Leave a Reply

Your email address will not be published.