Muxuu ku saabsan yahay kulanka madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa dalka Turkiga ?

Muxuu ku saabsan yahay kulanka madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa dalka Turkiga ?

(Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.

Madaxweynaha ayaa la filaya inuu kulan la qaato dhiggiisa dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan, isla markaana ay kawada hadlaan xiriirika iyo iskaashiga Labada dal.

Kulanka labada hoggaamiye ayaa si gaar ah waxa ay diirada ugu saari doonaan qiimeynta iyo kor u qaadidda iskaashiga istaraatiijiyadeed ee labada dal, xaaladda gobolka iyo danaha wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Turkiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published.