Recep Tayyip Erdogan oo ku guuleystay Doorashada Madaxtinimada Wadanka Turkiga.

Recep Tayyip Erdogan oo ku guuleystay Doorashada Madaxtinimada Wadanka Turkiga.

Istanbul (Raxanreeb ) Madaxwayne Recep Tayyip Erdoğan ayaa xilka madaxweynaha Dalka Turkiga ku guulaystay markii saddexaad ka dib markii uu helay aqlabiyadda codadkii maanta la dhiibtay.

Erdogan oo laba mar oo hore ku soo guulaystay madaxweynaha Turkiga ayaa hadda doorashadan ku hoggaaminaya 52.9.

Halka musharraxii la tartamayayey Kemal Kılıçdaroğlu uu helay 47.1%.

Hababka hanaanka codbixinta ayaa waxa uu sidoo kale dhammaan doonaan isku mar.

in ka badan 191,000 oo oo goobo codbixin ah ayaa laga sameeyay 1,094 ggoobood oo doorashada degmooyinka guud ahaan dalka. oo dhan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.