Sheekh Shariif oo si kulul uga hadlay hubkii lagu qabsaday Cabudwaaq

Sheekh Shariif oo si kulul uga hadlay hubkii lagu qabsaday Cabudwaaq

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa war kasoo saaray xaalada dalka, gaar ahaan hubkii lagu qabtay Caabudwaaq.

Qoraal kasoo baxay Xisbiga ayaa waxaa lagu sheegay in ay aad uga walaacsan yihiin Hubka Sharci darrada ah ee dalka sida dhuumakeysiga ah dalka lagu soo geliyay, isla markaana Madaxda Dowladda ay ka dhuuntaan mas’uuliyadda ka saaran dalka.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Xisbiga

Leave a Reply

Your email address will not be published.