Shabeellaha Hoose (Raxanreeb Online): Taliyaha Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, G/le Sare Saahid Jaamac Faarax “Jareere”, ayaa gaaray furimaha hore ee gobolka Shabeellaha Hoose, gaar ahaan deegaanka Mubaarak.
Booqashada Taliyaha ayaa qeyb ka ah howlaha ciidamada iyo kormeerka goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada Kumaandooska Gorgor ee ka howlgala furimaha hore ee gobolka.

Leave a Reply