UPDATE: Qarax ayaa ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Qarax waxyeelo gaysatay ayaa ka dhacay Kontoroolka Sayidka ee laga ilaaliyo Madaxtooyada .

Khasaare dhaawac ayaa jira, waxaana la sheegay in gaariga uu watay masuul ka tirsan dowladda.

Qaraxa ayaa gaarigiisa loogu xiray sida la iisheegay Sarkaal lagu magacaabo Musharaf oo ka shaqeenayay Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir.

Ciidanka ayaa xiray gabi ahaanba halka uu qaraxu ka dhacay , mana jirto faahfaahin Laamaha amniga ay ka bixiyeen qarax.

wixii ku soo kordha kala soco.

Www.raxanreeb.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.