Muqdisho (Raxanreeb )-Faahfaahin dheeraad ah aayaa ka soo baxaya qarax miino oo maanta oo Talaada ah ka dhacay degmada Xamarjajab ee magaalada Muqdisho
Qaraxan waxaa uu si gaar ah uga dhacay Waaxda Heegan ee degmada Xamarjajab Jee ku taala agagaarka Isgoyska Ceelgaabta.
Qaraxa marka uu dhacayay ayaa waxaa goobta marayay kolonyo ka tirsan Ilaalada Madaxweynaha Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud
Mid ka mid ah gaadiidka aan xabada karin ee la arkayaa iyadoo taala goobta uu qaraxa ka dhacay.
Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa miino la dhigay wadada dhinaceeda, islamarkaana la sheegay in jawaan uu ku jray
Leave a Reply