Mudug (Raxanreeb Online): Xildhibaan Cagaweyne ayaa sheegay in magaalada Galkacyo aysan cidna marti uga ahayn madaxda dalka ee booqanaysa, isagoo xusay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu deegaankaas xiriir la leeyahay.
Xildhibaanka ayaa sheegay in aysan jirin cid awood u leh inay wax ka beddesho xaqiiqada magaalada Galkacyo, isagoo hadalkiisa ku adkeeyay in madaxda dalka ay si xor ah ugu imaan karaan magaalada.

Leave a Reply