ubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidmo katirsan kuwa Millateriga Soomaaliya ku leeyihiin degaanka Warmaxan oo ku yaalla inta u dhaxeeysa degmooyinka Afooye iyo Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose
Day: September 1, 2022
Ruushka oo markale tubbooyinka gaaska ka xirtay Waddamada Yurub
Ruushka ayaa gabi ahaanba joojiyay gaaskii uu ka siin jiray waddamada Yurub isagoo sheegay in loo baahan yahay in dayactir lagu sameeyo dhuumaha shidaalka
Xasan Sheekh oo kala hadlay QM Arrimaha Abaaraha Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadamnimada iyo Gargaarka Degdegga ah OCHA Mudane Martin Griffiths
Sihrkii ugu horreeyay ee Golaha Wasiirrada oo maanta lagu qabtay Muqdisho
Shirkii ugu horreeyay ee toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirrada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho – kaasi oo looga hadlay xaaladda amniga waddanka, dadaalka gurmadka abaaraha iyo safarradii shaqo ee dhowaan uu galay Ra’iisul Wasaaraha.
Yaa loo saadaalinayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir & Taliyaha Booliska.
Xog ay heshay RBC ayaa sheegaysa in sidoo kale Taliyaha Booliska aad loogu saadaalinayo
Maxay yihiin Farsamooyinka Axmed Madoobe si uu u sii joogo Jubbaland ?
2013 Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland oo ilaa iyo hadda ah
Sarkaal ka tirsan Villa Somalia oo loo haysto Hoobiyaal ku dhacay Madaxtooyada.
Laamaha amniga ee Villa Soomaaliya wali kama aysan hadlin baaritaanka
Al-Shabaab oo qarxisay xarumo isgaarsiin iyo Ceelal Galmudug
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay weeraro culus ku qaadeen deegaanno ka tirsan gobolkaasi oo hoostaga dowlad goboleedka Galmudug.
Caruur & Hooyooyin ku geeriyooday Hoobiyaal lagu garaacay Muqdisho.
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maalmihii u dmabeeyey ka dhacayey falal ammaan darri oo isugu jiro dilal, qaraxyo &
Hoobiyaal lagu duqeeyay Muqdisho ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhaawacantay
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay hoobiyeyaal saaka lagu garaacay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, kuwaas oo geystay khasaare isugu jiro dhimaasho, dhaawac iyo burbur intaba