Maraykanka ayaa soo celiyey joogitaankoodi Soomaaliya, kadib
Month: September 2022
Dil Naxdin leh oo muwaadin Soomaaliyeed loogu gaystay Koonfur Afrika .
Weriye ku sugan Gobolka Eastern Cape ee Dalka Koonfur Afrika ayaa RBC u sheegay in..
Madaxweynaha Turkiga oo hanjbaad u diray Dalka Armenia
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa Arbacadii sheegay in hab-dhaqanka Armenia ee ku aaddan Azerbaijan uu yahay mid aan la aqbali karin, isla markaana ay ka dhalan doonto cawaaqib xumo weyn, kadib maalmo ay dagaal iskaga horyimaadeen labada dal ee deriska ah
Nin Soomaali ah oo loo dilay $20 keliya Waddanka Mareykanka
Muwaadin Soomaaliyeed oo ahaa darawal taksi ayaa lagu dilay magaalada Indianapolis ee gobolka Indiana ee dalka Mareykanka Sabtidii, waxaa sidaas sheegtay waaxda booliska magaalada ee IMPD
EU ” Dowladda Soomaaliya waxaan siin doonaa kab -dhaqaalle ”
Dowladda Federaalka Soomalia ayaa -galangal xoog badan...
Danab oo howlgal ay sameeyeen ku dilay qaar katirsan Ururka Al-Shabaab
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa xalay degaanka Buq Aqable ee gobolka Hiiraan waxay ka fuliyeen howlgal qorsheysan oo lagu bartilmaameedsaday saldhigii ugu weynaa ee Al-Shabaab ay ku lahaayeen degaankaas
Lafta Gareen oo kulan la yeeshay Wasiirrada Gargaarka ee Dowlad Goboleedyada
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Wasiiradda Gargaarka iyo Maareynta Muusiibooyinka Dowlad Gobaleedyada, oo shir uga socday Magaalada Baydhabo oo ah caasimadda Gobalka Baay
Cabdi Xaashi oo kulan la qaatay ku xigeenka wakiilka Qm
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Kiki Gbehu
Guudlaawe oo safiirka midowga Yurub kala hadlay gurmadka Abaaraha
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Danjire Tiina Intelmann
DEG-DEG : Seddax qarax oo is xig xiga oo maanta lala eegtay ciidanka ATMIS.
Saraakiisha ciidanka ATMIS wax war ah ma aysan ka soo saarin...
