Global aid agency International Rescue Committee said on Monday that back in 2011 the declaration of famine
Month: September 2022
Madaxweynaha cusub ee Kenya waa xoolo-dhaqato fahmaya Soomaalida – Xildhibaan Aadan Keynaan
Xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Ceeldhaas ee Ismaamulka Wajeer ayaa sheegay in Soomaalida ay wax badan ka faa'iidi doonto dowladda cusub ee William Ruto
Qaramada Midoobay oo ka digtay macluusha ugu daran ee Abaaraha Soomaaliya
War kasoo baxay isku duwaha gargaarka degdega ah ee Qaramada Midoobay, Martin Griffiths, ayaa laga digay in Soomaaliya ay qarka u saaran tahay macluul, taas oo lagu sheegay inay ugu wacan tahay abaartii ugu xumayd oo Afarta sano kadib soo marta Soomaaliya
Israa’iil: ‘Weriye Shireen Abu Akleh waxay u badan tahay inuu askarigeenna dilay’
Millitariga Israa'iil ayaa sheegay "inay aad ugu badan tahay" askari ciidamadooda ka tirsan inuu dilay weriye Shireen Abu Akleh oo ka howlgaleysay talefishinka Aljazeera
Al-Shabaab oo dab-qabadsiiyay tuulooyin hoos taga Baxdo.
Maamulka degmada Baxdo ee Galmudug ayaa xaqiijiyay Gubitaanka, guryahan
4 qof oo lagu toogtay maanta Somaliland.
Toogashadan oo qorshaha uu ahaa in lagu fuliyo shan qof ayaa laga reebay mid ka mid ah ka dib...
Khasaare ka dhashay qarax ka dhacay magaalada Baraawe
MW Uhuru miyu ka qayb gali doona dhaarinta MW Ruto? Maxa sabaabay in uu ugu hambalyeen waaye?
Ma qorshe la’aan ayay Dowladda uga baxday Degaanka Basra ?
Dadka deegaanka ayaa sheegay in halkaas lagu arkayay xubno ka mid ah Al- Shabaab
Looming Hunger Crisis in Somalia: Key Messages September 2022
Somalia is already impacted by cumulative shocks, including conflict, extreme weather conditions, climate change,
Feejignaan ka jirta magaalada Muqdisho & sababta
Laamaha amniga ayaa ka aamusan wax ka dhihida amaanka magaalada Muqdish








