Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in marka hore uu aad uga xun yahay dhibaatadii Al- Shabaab ay ka gaysteen gobolka Hiiraan
Month: September 2022
Shirka DF & Dowlad- Goboleedyada oo Muqdisho ka furmay
Shirka ayaa noqonaya kii ugu horeeyay oo ay wada yeeshaan Wasiirada maamul- goboleedyada iyo Dowladda dhexe
Maxaa ku soo kordhay howlgalkii Dowladda ay ku qaadday Basra ?
sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad & kuwa Duufaan ee NISA ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Basra oo kuyaalla duleedka degmada Deeyniile iyo deegaano kale oo ku dhow dhow, halkaas oo ay ku sugnayeen Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab
Dadkii ku dhaawacmay dagaalkii Al- Shabaab & Macwiislay oo Muqdisho la keenay.
Dadka dhaawac ah ayaa isugu jira kuwa dhaawacyadooda fudud iyo kuwa culus , sida RBC ay u sheegeen xubno ka socday dadka dhaawacmay.
Ganacsto laga soo furtay Al- Shabaab duleedka Afgooye.
Saraakiisha dowladda ayaa sheegay in ay soo furteen dad shacab ah iyo ganacsato .
Cumar Cabdirashiid” DFS hadda ayay gacan qabasho leedahay”
Intaas waxaa uu warkiisa ku daray in Dowladda Federaalka Soomaaliya hadda ay leedahay go'aan ah in ay diido wax ka socda maamulka Jubbaland
Maxkamadda Sare ee KENYA oo maanta soo afjaraysa muranka Doorashadda
Go’aanka maxkamadda oo noqon doona mid kama dambeys ah..
DFS oo ku dhawaaqay dagaal qorshe la’aan ah.
Xog ay heshay RBC ayaa sheegaysa in saraakiisha Gobolka Hiiraan gaar ahaan Taliyayaasha ciidamada guutooyinka
10 qof ayaa lagu dilay Canada weerar Toorrey oo ka dhacay
Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dilay 15 kalena waa lagu dhaawacay weeraro mindiyeyn ah oo ka dhacay laba deegaan oo baadiye ah oo ku yaalla dalka Canada Axaddii, waxaa sidaas sheegay booliska oo billaabay ugaarsiga laba tuhunsane
Ururka Xamaas ayaa daldalay Rag loogu shakiyay inay Isra’il Basaas u ahaayeen
Ururka Xamaas ayaa labo nin oo Falastiini ah, oo lagu eedeeyay inay la shaqeynayeen Israa’iil, ayaa lagu toogtay Marinka Gaza, sida ay sheegtay maamulka wasaaradda arrimaha gudaha ee Xamaas ay maamusho.









