Day: June 2, 2024

Home » Archives for June 2, 2024
FAALLO : Laftagareen ciidanka Itoobiya maku hayn karaa KGS ama isaga bixi doona ?.
Post

FAALLO : Laftagareen ciidanka Itoobiya maku hayn karaa KGS ama isaga bixi doona ?.

Baydhabo (Raxanreeb )-  Lama  filaan ayay ku noqotay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya hadal ka soo yeeray saacadihii la soo dhaafay  maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ee looga hadlay arrimaha Itoobiya. Dowladda  Soomaaliya ayaa sheegtay in Itoobiya ay u aragto , caqabad  hortaagan dhismaha ciidanka & dowladnimada isla markaana ay ku soo duushay madax banaanida...

Shariif Shariif  ” Saxaafadda dowladda haka dhaafto caburinta ”
Post

Shariif Shariif ” Saxaafadda dowladda haka dhaafto caburinta ”

Muqdisho (Raxanreeb )- Xisbiga Himilo Qaran  ee uu hoggaamiyo Sheekh Shariif ayaa walaac xooggan ka muujiyay Xayiraada & Cadaadiska lagu haayo warbaahinta Madaxa Banaan. Xisbiga ayaa sheegay inuu diiwaangeliyay dhacdooyin dhowr ah oo lid ku ah xorriyadda hadalka kuwaasoo ay ku kacday dowladda dhexe, waxaana ka mid ah dhismaha Golaha Warbaahinta Qaranka oo ay ka...

Sambaloolshe muxuu ka doonay  Imaaraadka ?
Post

Sambaloolshe muxuu ka doonay  Imaaraadka ?

Muqdisho (Raxanreeb )- Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa markii  ugu horeysay safar ugu baxay tan iyo markii la magacaabay dalka dibadiisa Taliyaha  NISA C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa safarkiisa ku tagaya imaaraaadka carabka oo la ogyahay kaalinta uu ku leeyahay  dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh. Socdaalkiisa Sanbaloolshe ayaa ku soo aaday, iyadoo...

MUQDISHO : Koox gaystay dil abaabulan oo gacanta lagu dhigay.
Post

MUQDISHO : Koox gaystay dil abaabulan oo gacanta lagu dhigay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Ciidanka Booliska saldhigyada degmooyinka Dharkeenley iyo Wadajir ayaa howlgal ay sameeyeen kusoo qabtay 9 dhallinyaro ah oo ku eedeysan dil wadareed ay u geestay wiil dhallinyaro ah oo agu dilay degmada. Marxuum la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdimaalik Cali Cismaan oo 18 jir ahaa, sida uu shaaciyey taliska qeybta guud...

Kooxda Real Madrid oo Ku Guuleystay Koobkii 15-aad ee Champions League.
Post

Kooxda Real Madrid oo Ku Guuleystay Koobkii 15-aad ee Champions League.

Muqdisho (Raxanreeb )- Real Madrid ayaa mar walba hesha dariiq ay ugu soo bixi karto Champions Leaque-ga waxayna markale soo baxday in ay Final-ka ku dhaaftay kooxda reer Jarmal ee  Borussia Dortmund laakiin wali waxay soo gaadhay rekoodhkii 15 aad. Real ayaa 10-kii sano ee ugu dambeeyay hanatay koobkaan  Yurub 6 jeer. Madrid ayaa culeys...