Khubarro ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa Arbacadi shalay ku eedeeyay dhinacyada ku lugta leh colaadda sokeeye ee Sudan, in ay gaajada u adeegsanayaan sida hubka lagu dagaallamo.
Day: June 27, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi kala hadlay faragelinta Itoobiya
Muqdisho ( Raxanreeb) Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan qado sharaf ah la qaatay mas’uuliyiinta hay’adaha dowladda Federaalka ku matala gobolada Waqooyi ee dalka. Madaxweynaha ayaa la wadaagay dadaalka ay dowladdu ku bixinayso ka hortaga faragelinta shisheeye iyo ilaalinta madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Madaxweynaha ayaa mas’uuliyiinta ku bogaadiyay doorkooda...
Ra’isulwasaare ku-xigeenka oo daah furay mashruuca Nagaad
Muqdisho (Raxanreeb) — Maanta waxaa magaalada Muqdisho laga daah-furay Mashruuca Nagaad ee hirgelinta naqshadeynta bulaacadaha iyo biya-mareenada caasimadda, taasi oo muddo badan ay shacabka caasimada ka sugayeen maamulka gobolka Banaadir. Mashruucan ayaa maanta waxaa daahfuray ra’isulwasaare ku-xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac, iyadoo laga daah-furay xarunta gobolka Banaadir, isagoo wax badan ka baddeli doona xilliyada roobabka...
Axmed Madoobe & James Swan oo ka wada hadlay Saddex qodob
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay sii hayaha madaxa xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wakiillo ka kala socday hay’adaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee UNFPA, UNICEF, iyo FAO. Kulanka ayaa lagaga hadlay geeddi-socodka dib-u-eegista dastuurka, dhismaha kaabayaasha kala duwan gaar...
BAAQ : Puntland & Galmudug oo fariin u diray beelaha ku dagaalamay Mudug.
Gaalkacyo (Raxanreeb ) – Deegaano ka mid ah gobolka Mudug waxaa ka taagan dagaal beeleed khasaare badan gaystay kaas oo u dhaxeeya laba beel oo ka soo kala jeeda deegaanada Galmudug & Puntland. Dagaalkan oo muddo qaatay ayaa labada – maamul war ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in muhiim ay tahay in si...
How Ruto plans to dismantle the Finance Bill 2024 using legal loop holes
The constitution does not allow the withdrawal of a bill that has already reached his desk, but President Ruto has found a way to navigate this following demands by Kenyans This decision follows widespread protests and public outcry over the proposed tax measures contained in the proposed law . The president’s memorandum, sent back with...
XOG KOOBAN : Xamse oo diidan xilka ka qaadista Taliye Sulub.
Muqdisho (Raxanreeb )- Waxaa soo baxaya warar hoose oo sheegaya in isbedel lagu samaynayo qaar ka mid ah Saraakiisha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Meelaha sida aadka ah loo hadal hayo xogahana ay sheegayaan waxaa ka mid ah Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Generaal Sulub oo qorshuhuna ahaa in lagu bedelo Asad Diyaano. Raxanreeb Online ayaa...
DAAWO : Warka Raxanreeb oo ku jira qodobo ay ka mid yihiin hadal layaab leh oo ka soo baxay Itoobiya
Muqdisho (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya iska hor imaad maanta oo Khamiis ah ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka Mudug. Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, kaas oo looga hadlay arrimo ku aadan heshiiska badda. Qodobadaas & kuwo kale waxaa inoo – haysa Wareiyaha Raxanreeb ee magaalada...
Ethiopian high-level delegation arrives in Djibouti
Ethiopian Delegation headed by Mr. Adem Farah, Vice President of the ruling Prosperity Party and head of the Democratic System Building Center with the rank of Deputy Prime Minister, has arrived in Djibouti. Mr. Adem Farah was accompanied by other senior government officials, including Finance Minister, Mr. Ahmed Shide, Chief of General Staff of the...
Socdaalkii aan dhowaan ku tegey Puntland
In the aftermath of the 1991 Somali Civil War, Puntland declared itself an autonomous state in 1998; unlike Somaliland, Puntland is part of the Federal State of Somalia. The name “Puntland” is derived from the Land of Punt mentioned by ancient Egyptian sources. It has a constitution that governs the State. Under this constitution, the...